Iyadoo dhawaan ciidamo ka tirsan Somaliland la wareegeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa sii kordhaya hanjabaado iyo Warar xambaarsan dhiill colaadeed oo ay hawada isku-marinayaan Puntland iyo Somaliland.
Wasiirka Warfaainta Puntland Cabdi Cali Qarjab ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay taageerto Ururka Al-shabaab.
Qarjab ayaa sheegay in Puntland uu...
Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wafdi uu horkacayo iyo goor dhaw gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-guduud.
Madaxweyne Waare ayaa socdaalkiisa ku wehlinaya guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeele Cismaan Barre Maxamed, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.
Madaxweynayaal kale ayaa lagu...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka hor-yimid qorshe Mareykanka ku dhisayo ciidamo gaaraya 30-kun oo askari oo ka tirsan Kurdiyiinta, si ay u sugaan amniga xuduuda Suuriya iyo Turkiga.
Erdogan ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid argagixiso oo la doonayo in qalalaase loogu abuuro amniga dalkiisa.
Waxaa uu wacad...
Magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa ka socta qabanqaabada munaasabad ballaaran oo lagu wado in lagu dhameystiro heshiiskii horey u dhaxmaray Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca.
Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa ku heeshiiyay in labada maamul la mideeyo kaddib wada hadalo ka dhacay Jabuuti laguna soo gabagabeeyay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Dhuusa-Mareeb ayaa waxaa...
Itoobiya ayaa daaqada ka tuurtay kiis ka dhan ahaa hogaamiye ka tirsan mucaaradka oo la xiray sand ka hor.
Siideynta hogaamiyaha Oromo Federalist Congress, Merera Gudina, ayaa ka mid ahaa waxyaabihii ugu waawaynaa ee ay dalbanayeen dibadbaxayaasha gobolka Oramiya.
Dhanka kale xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya, Getachew Ambaye,ayaa sheegay in...
Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada ka fuliyeen inta u dhexeysa Jowhar iyo Balcad.
Taliyaha ayaa sheegay in maalmahan ay in Al-shabaab carqalad ku hayeen gadiidka isticmaala sida uu hadalka u dhigay Waddada isku xirta Jowhar...
Xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa fiidnimadii xalay waxa ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin xaafada Buula-fooliyo oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Labada dhinac ayaa dagaalka isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, kadib markii ciidamada dowladda oo helay gurmad...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo socdaal dhulka ah ku maraya gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa xalay ku hoyday magaalada Cadaado, halkaasi oo loogu sameeyay Munaasabad casho sharaf ah.
Ujeedka Madaxweynaha Soomaaliya...
Arrintan ayaa u muuqatay tallaabo sare loogu qaadayo Tayada ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay taliyayaal u qaadanaya saraakiil dhalinyaro ah oo ka baxday Jaamacadaha dalka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay taliska Booliiska in taliyayaasha ciidamada loo magacaabo dhalinyarada wax baratay ee da’yarta ah.
Labo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono Dalka Switzerland.
Shirka oo ay ka qeybgali doonaan hogaamiyaal ka kala socda wadamada Caalamka ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha kobaca dhaqaalah Adddunka iyo sidii loo caawin lahaa wadamada...


















