Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gudaha u gali doonaan maalinta berri oo Khamiis ah magaalada Maqale ee xarunta gobolka Tigray, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Sida uu Warbaahinta u sheegay Ambassador Redwan Xuseen oo ah Lataliyaha Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ee dhinaca Amniga, waxaa sidoo kale maalintaa la...
In the past few hours, there have been reports that Al-Shabaab has imposed restrictions on the movement of vehicles and employees of the Hormuud Telecom company.
Spokesman Aanood who gave a special interview to the Somali language branch of VOA said that they have learned that the Al-Shabaab group has...
Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood.
Afhayeen Caanood oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee...
There are reports that the Al-Shabaab organization has imposed restrictions on the movement of transport and employees of the Hormuud Telecommunication Company, one of the largest companies operating in Somalia.
The Somali language branch of VOA, which broadcast the news that Al-Shabaab has imposed restrictions on Hormuud Company, said that...
Warar soo baxaya ay sheegaya in Urur Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.
Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da oo baahisay warkaan la xariira in kooxda Al-shabaab xayiraad kusoo rogeen Shirkadda Hormuud ayaa...
Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal, ayaa maleyshiyo beeleed ku arursaday deegaanka Karin-dhiig oo dhacda laamiga xiriira degmooyinka Garowe iyo Dangarayo ee gobolka Nuagal.
Ciidamadan ka amarqaata Xasan Shire Abgaal oo ku hubaysan tiknikada dagaalka, ayaa la sheegay inay xalay ka guureeyeen magaalada Garowe, iyagoo farriisimo ciidan ka...
Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ay ka bilaaban doonaan deegaanada maamul goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in howlgaladii ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka bilaabeen deegaanka...
Cabdinaasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa fannaaniinta reer Somaliland, kuna caan baxay tumista cuudka, ayaa xanuunka kansarka ugu geeriyooday dalka Itoobiya.
Cabdinaasir Macalin Caydiid, waxa uu kamid ahaa fannaaniinta loogu ixtiraamka badanyahay Somaliland iyo guud ahaan gayiga Soomaalidu degtaba, sida uu Cumar Seerbiya u sheegayna waxa uu fanka bilaabay sannadkii...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka diiday ururada siyaasada in wax ka beddel lagu sameeyo labo qodob oo katirsan xeerka doorashada.
Labadan qodob ayaa ah in la furo nidaamka xisbiyada xaddidan ee dastuurka Puntland uu dhigayo, iyo in la dhimo tirada xildhibaannada golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland
Madaxweyne Deni ayaa sheegay...
Galmudug security forces arrested three traditional elders hours after returning to Adado in Haradhere district, an al-Shabab-held district in Galmudug state, on Sunday.
The arrested elders included Sugal Warsame Ali, Ali Yare Ahmed Ali and Omar Mohamed Jimale, who had been in the Haradhere district for close to a month...


















