Tuesday, November 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo la xariirtay inta badan amniga dalka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dowladda Fedaraalka iney la shaqeeyaan hay'addaha amniga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo gaadiidka hubeysan ee lagu dhexmaro magaalada Muqdisho...
Wararka ka imaanaya deegaanka Ari qaruuf oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi Maanta lagu dilay shan ruux oo isku qoys ah. Dilka dadkaan isku qoyska ahaa ayaa la sheegay iney geysteen Maleeshiyaad hubeysanaa oo dilka kadib si deg deg ah uga...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo Gorgor ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Galcad oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada dowladda ee la wareegay deegaanka Galcad ayaa aroornimadii hore ee saakay xaafadaha deegaankaasi ka sameeyay baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka guud ee deegaanka oo...
Wararka ka imaanaya deegaanka Bidde Ciise oo ka mid ah deegaanada hoostago degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kooxda Al-shabaab. Dagaalka dhexmaray Al-shabaab la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warbaahinta...
Wajiga labaad ee howlglada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ayaa si rasmi ah uga biloowday deegaano ku yaala koonfurta magaalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ku teedsan hareeraha Wabiga Shabeelle. Howlgalada ka bilaawday Koonfurta Baledweyne gaar ahaan deegaaanada dhaca hareeraha Wabiga Shabeelle waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo kuwa...
Somali President Hassan Sheikh Mohamud said that his government has requested military support from the governments of Djibouti, Ethiopia and Kenya, to take the next step against al-Shabaab. President Hassan Sheikh said that three countries that themselves faced Al-Shabaab attacks, will receive more troops and capabilities compared to the previous...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageero millatari ka dalbatay dowladaha Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Si loo qaado tillaabada xigta ee ka dhanka ah Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in saddex waddan oo laftooda la kulmay weerarrada Al-Shabaab, ay ka helidoonaan ciidamo iyo karti dheeraad...
The Interim President of Tigray Regional Government, Getachew Reda, today took over the new leadership of Tigray Region, taking over from the long-time President and TPLF leader Gebretsion. Getachow Reda also formed his cabinet today which includes former members of TPLF and other opposition parties in Tigray region. The new administration...
Madaxweynaha kumeelgaadhka ah ee dowlad degaanka Tigray Getachew Reda ayaa maanta la wareegay hoggaanka cusub ee gobolka Tigray, isagoo xukunka kala  wareegay Madaxweynihii mudada dheer soo hayay xilka isla markaana ahaa hoggaamiyaha TPLF Gebretsion. Getachow Reda ayaa sidoo kale maanta soo dhisay golihiisa wasiirada oo isugu jira xubno horey uga...
Shirka madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay ayaa waxaa Maanta ku biiray Saraakiil Militari oo ka kala socoda dalalka Jabtuuti, Kenya iyo Itoobiya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shir guddoominaya shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wasiiro ka...