Tuesday, November 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ayaa Maanta toogasho ku dilay nin la sheegay inuu qarax Miino ku aasaayay hareeraha wadada laamiga ah gaar ahaan agagaarka deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ay toogteen ninkaan xili ay ku jireen...
Madaxweynaha Somaliland ayaa 10-ka urur siyaasadeed la yeeshay kulan u muuqday in uu taageero ugu raadinayo qorshaha xukuumada uga yaal xal u helista colaada Laascaanood. War-saxaafadeed kasoo baxday Kulanka dhexmaray madaxweyne Biixi iyo madaxda ururada siyaasada, ayaa lagu sheegay in ururadu ay xukuumada ku garabtaaganyihiin talaabo kasta oo xal loo...
Magaalada Muqdisho Qeybo kamid ah ayaa Galabta ku Afurey Qoriga Hoobiyaha Madaafiic laga Soo Ridey kuwaas oo Geystey Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac aysan weli Hay'adaha Amnigu ka Hadlin,lama Oga halka Madaafiicdan Laga Soo Rido marka La Gaaro waqtiga Afurka. Illaa hadda Dhimashada wararka Nasoo gaaraya waa ilaa Afar...
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku caawineyso dadka danta yar ee ay ku adagtahay in ay maareeyaan noloshooda iyo guryahooda kadib markii uu sare u kac ku yimid qiimaha kirada iyo xaaladaha kale ee adag. Dhibaatooyinka ay la kulmaan dadkan jilicsan ee ka kala yimid wadamo kala duwan...
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa soo food saartay cabsi hor leh oo laga qabo in ay dib ugu dhacaan halbeegyada ay beesha caalamku dib u cusboonaysiisay joogitaankooda Soomaaliya. Todobaadkan, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu kaalin weyn ka qaatay...
Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa Xalay fiidkii ku dilay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho haweeney lagu magacaabi jiray Shukri Cali Mahad Alle. Dableyda hubeysneyd ayaa marxuumada dhowr xabadood la dhacay iyadoo fadhisay albaabka hore ee gurigeeda oo ku yaala xaafada Ciisa Cabdi ee degmada Deyniile.   Kooxda fulisay dilka haweeneydaan ayaa si...
The President of the United States of America, Joe Biden, extended the state of emergency in Somalia for one year, due to the insecurity in Somalia. "The situation in Somalia remains an extraordinary threat to the national security and foreign policy of the United States," Biden said in a speech...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay xaaladda degdegga ah ee qaran ee ku saabsan Soomaaliya, sababo la xiriira amni-darrada ka jirta Soomaaliya. "Xaaladda ku saabsan Soomaaliya waxay sii ahaanaysaa khatar aan caadi ahayn oo ka dhan ah amniga qaranka iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta arrinaha Rayidka ee goobaha dagaalada Maxamed Cabdi Waare. Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in Maxamed Cabdi Waare uu yahay khabiir aqoon duruqsan u leh arrimaha loo magacaabay,...
Dowladda Hindiya ayaa ugu tabarucday 2 milyan oo dollar Sanduuqa Qaramada Midoobay si ay u taageerto Hawlgalka ku Meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Dowladda Hindiya ayaa sheegtay inay ka go'an tahay nabad iyo xasillooni ka dhalata Soomaaliya iyo Geeska Afrika. Horey, Hindiya ayaa 4 milyan oo dollar...