Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah furay dastuurka Puntland, si wax looga beddelo qodob ku saabsan tirada ururada siyaasadeed ee usoo gudbaya xisbi. 34 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay in dastuurka la furo. Kaddib markii guddi gaar ah oo loo xilsaaray furista dastuurka ay baarlamaanka ka...
The news we are getting from the government of the Somali region, especially in the city of Qabridhare, says that a soldier of the Ethiopian Militia opened fire on civilians living in the city of Qabridhare, as confirmed by eyewitnesses to Hiraan Online. This soldier entered the city of Qabridahare...
Wararka aanu ka helayno dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Qabridahare ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidanka Milliyariga Itoobiya uu Rasaas ku furay dad shacab ahaa oo degganaa magaalada Qabridahare, sida dad goob joogayaal ah ay u xaqiijiyeen Wararka Warsom. Askarigan ayaa subaxnimadii hore ee maanta waxa uu soo...
The Puntland police chief, Major General Muumin Abdi Shire, said that they have defeated a group he described as armed enemies that attacked the Puntland parliament building, which was in the process of implementing the constitution. The commander said that they managed to expel the attacking group from Garowe city,...
Taliyaha ciidanka booliiska Puntland,  gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay inay soo afjareen koox uu ku tilmaamay cadow hubaysan oo soo weeraray xarunta baarlamaanka Puntland, oo ay ka socotay meel marinta furista dastuurka. Taliyaha ayaa sheegay in ay ku guulaysteen inay magaalada Garowe ka saaraan kooxda soo weerartay, isagoo...
Senatoro katirsan aqalka sare oo ku sugan magaalada Garowe  ayaa wada dadaalo xal loogu raadinayo khilaafka ka dhex taagan madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Senatarada ayaa xalay kulan albaabada u xiran yahay la qaatay madaxweyne Deni waxayna kala hadleen sidii looga hortagi lahaa in khilaafka doorashada isku beddelo gacan ka...
The Commander of the Somali Armed Forces, General Odawaa Yusuf Rage, has been removed from his position today, and General Ibrahim Sheikh Muhuddin has been appointed as the Commander of the 60th Brigade of the National Presidential Guard. The Cabinet of Ministers of the Federal Government of Somalia today approved...
Taliyahii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta laga qaaday xilka, waxaana xilkaasi loo magacaabay Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo horay usoo noqday Taliyaha Guutada 60-aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka. Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhiga ee ah magacaabista  Taliyaha cusub...
The President of Uganda Museveni said that they will have to buy drones if they cannot get support from their partners. President Museveni said that they wanted air support from Turkey and the United States, but they never received that support. Mr Museveni accused the US forces operating in Somalia with...
Madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa sheegay inay ku qasban yihiin inay soo iibsadaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drones-ka haddii aysan taageero ka heli karin la-hawlgalayaasheeda. Madaxweyne Museveni ayaa sheegay inay taageero xagga hawada ah ka doonayeen Turkiga iyo Maraykanka, balse aanay waligood ka helin taageeradaas. Mr Museveni wuxuu...