Guddiga Dowladnimada Danabeysan ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, iyagoo diiradda saaray qorshaha dowladda ay ku wajahneyso dhismaha nidaam casri ah oo gebi ahaan ku saleysan dijitaalka.
Kulanka oo uu guddoomiyay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Maxamed Aadan Macallin, ayaa...
Puntland ayaa dadka ku nool tuulooyinka ku dhow togga Baallade u qabatay toddobo maalmood inay kaga guuraan deegaanka, si ay u goyso sahayda lagu eedeeyo inay gaarto ururka Daacish, oo la sheegay inuu mararka qaar dadka deegaanka ka helo raashin iyo xoolo nool.
Hay’adaha amniga ayaa ku eedeeyay dadka ku...
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa beesha caalamka u diray codsi ku aaddan in daneeyayaasha doorashada ay ka qeyb qaataan dardargelinta dhammaan heerarka kala duwan ee geedi-socodka doorashada.
Guddigu waxa uu si gaar ah diiradda u saaray baahida loo qabo diyaarinta miisaaniyad dhaqaale oo rasmi ah, taasoo...
Ciidamada amaanka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan inuu gowracay wiil yar oo 14 sano jir ahaa, islamarkaana dhaawac daran u geystay wiil kale.
Ninkan eedeysanaha ayaa magaciisa lagu sheegay Jeelle Maxamed Cusmaan, kaasoo la tilmaamay inuu falkan naxdinta leh u geystay...
Ciidamada amaanka maamulka Galmudug, gaar ahaan Booliiska degmada Guriceel ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu dil bareer ahaa Xalay fiidkii hore ugu gaystay gudaha magaalada Guriceel Ganacsade caan ka ahaa magaaladaas.
Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Deeq Cabdi Jaamac, kaasoo ahaa nin dhalinyaro ah oo si...
Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale adkeysay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada macdan-qodista sharci-darrada ah ee ka socda qaybo kamid ah dalka, kuwaas oo ay sheegtay inay ku lug leeyihiin shakhsiyaad iyo shirkado Soomaali iyo ajnabi isugu jira.
Wasaaraddu waxay sheegtay...
Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Visa uu door muhiim ah ka qaatay xakameynta iyo ka hortagga dhaqdhaqaaqa xubnaha kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda Calmiskaad ee Puntland.
Wasiir Fiqi ayaa sheegay in tan iyo markii la daah furay nidaamka E-Visa, uusan...
Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xayiraad cusub oo lagu adkeynayo safarka dadka da’doodu ka yar tahay 30 sano, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xakameynayo tahriibka iyo ka ganacsiga dadka ee gobolka kusii kordhaya.
Wasaaradda Howlaha guud iyo gaadiidka ee maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegtay in go’aankan...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimadda Muqdisho, taas oo astaan u ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka qabashada doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee magaalada muddada dheer wajahaysay colaado, barakac iyo hubanti la’aan siyaasadeed.
Bixinta kaararka ayaa si habsami leh...
Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay Ururka Caalamiga ah ee Duulimaadyada (IATA) oo sheegay in marka aad ka dagayso garoomada Hargeysa iyo Berbera lagaaga baahanyahay fiisaha ay Somaliland bixiso, inkasta oo uu sidoo kale xusay in guud ahaan Soomaaliya layskaga baahanyahay fiisaha danabaysan ee dowlada federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed uu...


















