Monday, August 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ugu yaraan saddex askari ayaa ku geeriyooday, tiro 27 kalena way ku dhaawacmeen weerarkii lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay afhayeenka booliiska Soomaaliya. Afhayeenka booliiska, gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in la qaarijiyay shan nin oo katirsanaa Alshabaab, kuwaas oo gudaha u galay hotelka...
Madaxweynihii hore ee Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) oo siidayntiisii kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay qaabkii uu xoriyadiisa dib ugu helay cidda ka dambaysay siidayntiisa iyo waxa uu wakhti xaadirkan ka aaminsan yahay Xukuumadda Dowlad degaanka Soomaalida. Cabdi Iley waxa uu ugu horreyn sheegay in...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, oo ku sugan Faransiiska ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ku guda jiraan dhamaystirka is-fahamkii ay gaadheen. Wasiirka ayaa sheegay in ilaa hada 2 qodob oo kamid ah heshiiska ay bulshadu ka warqabto, lakiin ay rajaynayaan in ay saxeexaan heshiis dadka...
Dowladda Soomaaliya ayaan weli soo afjarin weerarkii xalay lagu qaaday hotel SYL, halkaas oo ay xalay dabley katirsan Alshabaab ay gudaha u galeen markii ay qaraxyo ku weerareen hotelka. Ciidamada dowladda ayaa weli gudaha hotelka kula dhex dagaalamaya dhowr nin oo katirsan Alshabaab, iyagoo ku guulaystay in badi raggii hotelka...
Weriye Cabdikariin Axmed Bulxan oo ahaa weriye caan ah oo muddo dheer ka howlgali jiray gobolka Galgaduud, ayaa lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Nin hubaysan oo ilaalo ka ahaa xarunta lagu quudiyo carruurta agoomaha, ayaa xabbad madaxa uga dhuftay weriyaha oo sidoo kale madax ka ahaa isla xarunta...
Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 99% laga cafiyay deymihii ay ku lahaayeen kooxda Paris Club, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo laga gaaray dadaallada uu dalku ku doonayo inuu dib ugu biiro nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah. Waddamo ay ka mid yihiin Maraykanka, Japan iyo Ruushka oo katirsan naadiga Paris Club,...
Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaal qaatay mudo ka badan 6 saacadood, kaasoo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo Hiiraan State. Dagaalka ayaa bilawday Xalay abaare 11:00 habeenimo kadib markii ciidamada Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen fariisimo Hiiraan State ku leedahay gudaha xerada Lamagalaay.   Inta la...
Taliska ciidanka Mareykanka ee Africom ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn dhanka cirka oo ay ka fuliyeen deegaanka Ugunji oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay Africom ayaa lagu sheegay in duqeynta dhanka cirka ah ay...
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale. Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha...
Hay’adda tayodhowrka Soomaaliyeed ayaa maanta dekeda Muqdisho kusoo bandhigtay todobo konteenar oo bur ah oo dhacay, kaasoo la doonayay in la geeyo suuqyada si dadka looga iibiyo. Hay’addu waxay sheegtay burkaan in ganacsato Soomaaliyeed ay kasoo iibsadeen dalka Turkiga, waxayna sheegtay in bishaan march ay ku xusan tahay waqtiga uu...