Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa sheegay in aysan odayaaasha dhaqanka Somaliland ka qaadan doonin nabadayn hoosaasin ah oo lagu qarinayo sida uu sheegay, duullaanka Soomaliland ay kusoo tahay deegaanada SSC.
Firdhiye ayaa u sheegay odayaal Somaliland ah, kuwaas oo baaq nabadeed soo saaray, in looga baahan yahay,...
Hay’adaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Mustakima Mohammed Ali oo loo yaqaan Abu Maahir, oo la sheegay inuu katirsan yahay kooxda Alshabaab.
Ninkaan ayay dowladda Kenya nolol iyo geeri ku raadinaysay tan iyo 2019, isagoo loo haysto dilka sarkaal bilays ah iyo laba qof oo...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka dalka Turkiga Ibrahim Kalin oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.
Kulankaan ka dhacay Madaxtooyada dalka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Madaxweyne Xasan...
Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doonin doorasho lamid ah kuwii hore loogu qabtay teendhada Afisyooni.
Raysal wasaare Xamse, ayaa sheegay in go’aankooda uu cad yahay, isagoo sheegay inay ku shaqeynayaan hannaanka doorasho ee uu dalku u guuray.
“Annaga ma qarineyno...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa uga digay Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya talaabo uu ku sheegay in Wasaaraddu ay ku dooneyso iney ku burburiso ciidamada Asluubta.
Jenaraalka ayaa warkaan sheegay kadib shir sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlaayay...
Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute oo howlo nabadeyn ah u jooga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee qabiil ahaan isku dilaya.
Guddoomiye Shuute ayaa ku hanjabay in qofkii qof kale qabiil ahaan u dila iney Maxkamaddu ku...
Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka Sanaag, ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay labo qof oo shacab ah oo kasoo jeeday degaanada SSC.
Warsaxaafadeed kasoo baxay SSC- Khaatumo ayaa lagu sheegay, in Somaliland ay ciidamo ku abaabulayso gobolka Sanaag,...
Shan qof ayaa ku geeriyooday, shan kalena si xun ayay ugu dhaaacmeen qarax lagusoo qariyay gaari dameer, kaasoo ku qarxay magaalada Ceelwaaq Kenya, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kithure Kindiki.
Qaraxan, oo dhacay Isniinta shalay, cidna ma sheegan, hase ahaatee, wuxuu ka dhacay aag si joogto ah ay u...
Senator Jim Risch, oo ah xubin sare oo ka tirsan Guddiga Xidhiidhka arrimaha Dibadda ee Senate-ka Mareykanka, ayaa ku booriyay maamulka madaxweyne Biden inay la macaamilaan Somaliland.
Jim Risch, wuxuu sheegay in siyaasadda Soomaaliya oo keliya aysan ka tarjumayn xaqiiqada.
"Waxaan ku booriyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka inay la shaqeyso Somaliland...
Wararka ka imaanaya tuulada Teedaan oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi biriq ay ku dishay Xoolo aad u farabadan, kadib roobab saacado badan ka da'ay Tuuladaas.
Biriqda ayaa dishay in ka badan 300 oo neef oo dhamaantood ahaa Ari, kuwaas oo...


















