Dowladda Kenya ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in weerarrada argagixisanimada ee dalkeeda ka dhaca ay hoos u dhaceen 6.5%, marka loo barbar dhigo sanadihii 2022 ilaa 2023.
Kenya ayaa sheegtay in Laamaha ammaanka ay sidoo kale xireen 59 qof oo ku howlanaa falal argagixisanimo.
Warbixinta waxay tilmaamaysaa in...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay soo buux dhaafiyeen tuuloyinka hoostaga deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad.
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugnaa Xawaadleey iney isaga baxeen gudaha...
Wasiirka gaadiidka iyo saadka ee dowladda Itoobiya, Alemu Sime, ayaa maanta baarlamaanka dalkiisa horgeeyay heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland, heshiiskaas oo ku saabsan, in Itoobiya ay deked iyo saldhig militari ka hesho badda cas ee Soomaaliya.
Alemu Sime, ayaa xildhibaanada u sheegay in heshiiskii is-afgaradka ahaa (MoU) ee Itoobiya iyo...
Golaha Ammaanka ayaa ka wada hadli doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo warbixin laga dhegaysan doono sii haya ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.
Kulankan ayaa dhicidoono 24-ka bishaan June, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay barta X ee xafiiska arrimaha siyaasada iyo nabad dhiska ee Qaramada...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah go’aan ka gartay labo Agaasime oo hore oo ka tirsanaa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaddib markii lagu soo eedeeyay eedeymo la xiriira musuq maasuq, iyadoo horey ugu xukuntay saddex sano oo xarig ah.
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, Siciid Cali Maxamed,...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Seol ee dalka Koonfur Kuuriya uga qeyb galay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo goordhaw si rasmi ah u furmay.
Shir madaxeedkaan u furmay Kuuriyada Koonfureed iyo madaxda Afrika ayaa socon doono mudo laba maalmood...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa u safray magaalada New York ee dalka Mareykanka si uu ugu ololeeyo in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Tallaabadan ayaa imaaneysa ka hor doorashada soo socota ee xubnaha golaha amaanka, oo la qorsheeyay 6-da June inta...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaanka Xaaji Cali lagu dilay Taliyihii Ururka 3-aad ee ciidanka Daraawiishta Booliiska Soomaaliya ee gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdulqaadir Maxamed Xaashi oo loo yaqiinay Juuqlaawe.
Taliye Juuqlaawe ayaa ku geeriyooday dagaal beeleed saakay aroornimadii hore ka dhacay deegaanka Xaaji Cali oo ka...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay ku hareersan yihiin deegaanka Ruunirgood oo ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab.
Ciidamada ku hareereysan deegaanka Ruunirgood ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay deegaankaas uga saari lahayeen kooxda Al-shabaab oo halkaas ku leh difaacyo adag.
Sarkaal ka tirsan ciidanka...
Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Ababa, kaasoo hal ku dhiggiisu uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas.
Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada...


















