Saturday, June 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Sheegay in Go'aanada Shirka Golaha Wadatashiga Ka soo baxey aysan aheyn kuwo u Adeegaya Danaha Guud ee Qaranka iyo Wada jirka Dadka Soomaaliyeed. Madaxweynayaashii Hore oo Barahooda Qoraalo soo dhigay ayaa Tilmaamey in La Lumiyey Wada jirkii...
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in Doorashooyinka madaxda dowlad goboleedyada la qabto Sebtembar 2025, taasoo ka dhigan in muddo sanad ah loo kordhiyay muddo xileedkooda. Waxaa go'aankaan la gaaray iyadoo ay madasha ka maqan yihiin Puntland iyo Jubbaland, kuwaas oo horey uga horyimid qorshahaan muddo kororsiga dowlad goboleedyada. Qodobadan ayaa...
Danjire Michael Nithavrianakis oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay go’aanka ugu dambeeya ee ku saabsan ka qeyb galka ciidamada Itoobiya ee howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika inuu horyaalo dowladda Soomaaliya. Hadalka kasoo yeeray safiirka UK ayaau hoosta ka xariiqaya mowqifka Dowladda UK ee ku aaddan ixtiraamka madax-bannaanida...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay kulan la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Puntland iyo Jubbaland,  oo khilaaf siyaasadeed uga maqan miiska wada xaajoodka. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa yiri,"Walaalaheen naga aragtida duwan waa la hadlaynaa,...
Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet. Wasiirka Tamarta Alparslan Bayraktar ayaa sheegay, Shaqada Turkiga inay ujeedadeedu tahay inay saldhig u noqoto ka...
Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa maanta afar ruux oo dhalinyaro ganacsato aheyd ku toogtay goobahooda ganacsi oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Afarta ruux ee la toogtay ayaa sadax ka mid ah la sheegay iney geeriyoodeen, halka qofka afaraadna isagoo dhaawac culus qaba loola cararay goobaha Caafimaadka. Dilka dhalinyaradaan...
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Al-sisi ayaa mar kale soo jeediyay in xabad joojin laba maalmood ah laga hirgaliyo Marinka Gaza, si Israa’iil iyo Xamaas ay isku dhaafsadaan maxaabiista. Madaxweynaha Masar ayaa sidoo kale xusay in tobanka maalmood ee soo socda wada xaajoodyadu ay sii socon doonaan si loo dhamaystiro talaabooyinka...
Soomaaliya ayaa wajahaysa hubanti la'aan ku saabsan mustaqbalka howlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika (ATMIS), kaas oo hadda ku guda jira wejigii ugu dambeeyay ee u wareegista dadaallada xasilinta dalka. Caqabado ay ka mid yihiin maalgelin la’aanta howlgalka cusub, iyo xiisadaha ka dhex jira Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa halis gelin kara...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta ka furmay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland. Shirkaan ayaa muujinaya kala qeybsanaan weyn oo ka dhex taagan Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe oo markii hore qeyb ka ahaa...
Hay’adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu  geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi. Dembi-baarayaasha dilka ayaa aqoonsaday Hashim Dagane Muxumed oo 24-jir ahna tuhmanaha ugu weyn ee dilka loo...