Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo ka dhacay tuulada Jambaluul ee hoostagta degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgalkan, oo dhacay habeen hore saqdii dhexe ayaa lagu dilay dagaalamayaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.NISA ayaa sheegtay in howlgalka uu ahaa mid ay...
Kooxda Daacish ee ku sugan deegaano katirsan Puntland ayaa lagusoo waramayaa inay ku howlan yihiin qodista dahabka deegaanada buuraleyda ah ee gobolka Bari ee maamulka Puntland.
Sarkaal ka tirsan hay’adaha sirdoonka Puntland, oo naga codsaday inaan qarino magaciisa, ayaa u sheegay warbaahinta HOL, in hay’adaha ammaanka Puntland ay la socdaan...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran.
Maadama...
Shir shan maalmood uga socday magaalada Muqdisho wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed quseeya xaalada kala guurka ee kabixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya.
Shirkaan ayaa ka furmay magaalada Muqdisho 30kii Bishii November waxaana lasoo xiray 4tii Bishaan December, waxaana goob joog ka ahaa...
Dowlad Degaanka Soomaalida iyo kan Canfarta ayaa is weydaarsaday Maxaabiistii u horreysay ee lagu kala qabsaday dagaalladii iyo colaaddii u dhaxaysay labada degaan sida ay shaacisay Wasaaradda Nabadda ee dalka Itoobiya.
Qorshaha lagula kala wareegay Maxaabiistan ayaa waxaa si wada jir ah uga soo shaqeeyay Wasaaradda Nabadda, labada Dowlad degaan,...
Hawlgal Ha’adda NISA ka Fulisay Gobolka Shabeelaha Hoose oo lagu Dilay Xubno Al-shabaab Ka Tirsanaa.
Taliska hay'adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa gobolka Shabeellaha Hoose.
Warsaxafadeedka kasoo hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka uu si gaar ah uga dhacay deegaanka Baqdaad oo...
Qaar ka mid ah masuuliyiinta Mucaraadka ee kasoo horjeeda dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray Waraaxafadeed wadajir ah oo ay uga hadlayaan xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.
Warsaxafadeedkaan oo ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan...
Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sanaag ee Somaliland Jaamac Maxamuud Warsame, ayaa saaka ku biiray SSC Khaatumo.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay inuu tagay degmada Fiqifuliye ee koonfurta Sanaag halkaas oo ay ku suganyihiin ciidanka SSC Khaatumo, sidoo kale waxa uu la goostay laba baabuur oo mid qori saaranyahay.
"Quluubta ayaynu marwalba ka...
Howlgal Qorshaysan oo laga fuliyey Deeganka Buur-Helede oo Hoostagta Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa lagu soo qabtay madaxii Al-shabaab u qaabilsana dhinaca maaliyada degmada buur-hakaba.
Sarkaalkaan gacanta lagu soo dhigay ayaa magaciisa waxaa lagu sheeegay Aliyow Isaaq Macalin oo ah madaxii Maaliyada u qaabilsanaa Kooxda Al Shabaab Nawaaxiga Degmada...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn u boggaadiyay ciidamada ka tirsan Jubbaland ee maalmahii ugu dambeeyay kusoo biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Raas kambooni ee gobolka Jubbadda Hoose.
Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in u jeedka loo geeyay ciidanka xoogga dalka...


















