Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageystay kiiska ilaa 6 ruux oo dhawaan ciidanka Nabadsugida kusoo qabteen howlgal ay ku qaadayeen isbaarooyinka yaalay inta u dhaxeysa magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Raggaan Maxkamadda kasoo hor muuqday oo dhamaantood ahaa dhalinyaro ayaa tiradoodu aheyd 5 ruux, halka midka lixaad...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliyaa Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Ukraine Andrii Sybiha, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.
Wasiir Fiqi ayaa u gudbiyay rajada uu ka qabo soo laabashada nabadda iyo xasilloonida dadka reer Ukraine, Labada wasiirba...
Mid kamid kamid ah kooxdii qabsatay markabkii kalluumaysi ee laga lahaa dalka Shiinaha ee maalmo ka hor lasii daayay, ayaa iska fogeeyay inay yihiin Burcad badeed.
“Ma nihin budhcad-badeed, ma nihin dambiilayaal. Waxaan nahay bulsho go’doonsan,” ayuu yiri Liibaan, oo Aljazeera khadka taleefoonka kula hadlayay xilli uu saarnaa dusha sare...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa ka falceliyay Shirkii jaraa'id ay sida wadajirka ah ay shalay Magaalada Muqdisho ugu qbateen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur iyo Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo kamid ah senatorada aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,...
Hay’adda caalamiga ah ee badaha ayaa ku boorisay hawl-wadeennada maraakiibta shisheeye inay feejignaadaan marka ay isaga kala gooshayaan xeebaha Soomaaliya iyo gacanka cadmeed, iyagoo sheegay in budhcad-badeednimadu ay weli tahay khatar.
Xafiiska Rugta Ganacsiga Caalamiga ah ee Badaha Caalamiga ah (IMB) ayaa warbixintii sannadlaha ahayd ee ugu dambaysay ku sheegtay...
Taliyaha Qaybta 4-aad ee howlgalka cusub AUSSOM Gaashaanle Sare Said Waberi iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa ku kulmay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan iyagoo kawada hadlay dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada.
Kulankoodi intii uu socday waxa ay soo hadal qaadeen dhisidda Xarumaha Wadajirka ah ee...
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay hawlgalo muddooyinkii dambe ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ka wadeen dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, kaasoo ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney ka go’an tahay dhiiragalinta iyo garab istaaga in shacabka iyo maamulada dalka...
War saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay Degmada Daaru Salaam ee Gobolka Banaadir, waxaana Booliska ay sheegeen in wixii la maqlay ay ahaayeen miinooyin been abuur ah.
Booliska ayaa shaaca ka qaaday in uu bulshada Soomaaliyeed iyo saxaafadda u caddeynayo in...
War kasoo baxay Madaxtooyada Jubalanad ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Daacish ee ka socda Puntland.
Warkaan ayaa shaaca looga qaaday in Madaxweynaha Jubaland uu adkeeyay ahmiyada ay leedahay in si mideysan loo wajaho dagaalka Argagixisada si dib...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xal rasmi ah laga gaaray arrimihii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ee ku yaalla Garowe iyo Hargeysa oo ay dowladda hadda ka hor amartay in la xiro.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay, in labada qunsuliyadood si toos ah loo hoos geeyo safaaradda Itoobiya ee Muqdisho.
Wasiir...


















