War saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay Degmada Daaru Salaam ee Gobolka Banaadir, waxaana Booliska ay sheegeen in wixii la maqlay ay ahaayeen miinooyin been abuur ah.
Booliska ayaa shaaca ka qaaday in uu bulshada Soomaaliyeed iyo saxaafadda u caddeynayo in...
War kasoo baxay Madaxtooyada Jubalanad ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Daacish ee ka socda Puntland.
Warkaan ayaa shaaca looga qaaday in Madaxweynaha Jubaland uu adkeeyay ahmiyada ay leedahay in si mideysan loo wajaho dagaalka Argagixisada si dib...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xal rasmi ah laga gaaray arrimihii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ee ku yaalla Garowe iyo Hargeysa oo ay dowladda hadda ka hor amartay in la xiro.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay, in labada qunsuliyadood si toos ah loo hoos geeyo safaaradda Itoobiya ee Muqdisho.
Wasiir...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha uu geysanayo dabka maalintii lixaad ka holcaya qeybo ka mid ah magaaalada Los Angeles ee gobolka California ee dalka Mareykanka.
Kooxaha dab damiska ah ayaa wali si xoogan ula tacaalaya sidii ay u damin lahayeen dabka marba marka ka sambeysa sida aadka ah ugu sii faafaya...
Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, ahna Madaxa AUSSOM, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedkii wadajirka ahaa ee 11-kii Bishaan laga soo saaray Magaalada Addis Ababa, ka dib wada hadalo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.
Danjire Mohamed El-Amine...
Xildhibaanadaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray Warsaxafadeed ay kaga soo horjeedaan boob ay sheegeen in lagu haayo dhulka danta guud ah ee ku yaala magaalada Muqdisho.
Mudanayaashaan labada Aqal oo tiradoodu gaareyso ilaa 97 Xildhibaan ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digay in laga iibiyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamuud Aadan ayaa faah faahin guud ka bixiyay xilliga rasmiga ah ee la soo gaba gabeeynayo howlaha Shidaal sahminta Soomaaliya oo Maraakiibta Turkiga leeyahay ay ka wadaan Soomaaliya.
Wuxuu sheegay Guddoomiyaha in qorshuhu yahay markii la gaaro Bisha April ee sanadkaan in la soo gaba...
Xafiiska Dembi-baarista dalka Maraykanka (FBI), ayaa raadineya shirkado gaar ah ama hay'ado si ay gacan uga geystaan hirgelinta ama maamulidda Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated (ABIS) ee Soomaaliya.
Warkan ayaa lagu sheegay in FBI-du ay raadinayso iibiyayaal bixin kara adeegyo badan oo farsamo, sida saadka, iyo tababarada si ay u taageeraan...
Shirkii sadax geesoodka ee u dhaxeeyay Wasiirada arrimaha dibadda ee Dowladaha Masar, Soomaaliya iyo Eritrea kaa oo maanta ka dhacay magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray war murtiyeed.
Shirkaan oo hal maalin ahaa kaliya ayaa wasiirada waxa ay diirada ku saareen dardargelinta qodobadii kasoo baxay heshiiskii Dowladahaani ku dhex maray...
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa soo qabtay laba nin oo ku eedaysan inay hooyadood ku dileen deegaanka Habaaslay ee gobolka Togdheer, 23-kii December, 2024.
Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray Aamina Yuusuf Ismaaciil ayaa la sheegay inay midi ku dileen labo wiil oo ay dhashay, kadibna ay aaseen. Booliiska gobolka...


















