Sarkaal ku sugan waddanka Sierra Leone ayaa sheegay in Fayruska dhaliya Cudurka EBOLA laga helay maydka qof uu cudurkan dilay, kaddib hal maalin markii ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ay ku dhawaaqay in laga cirib-tiray cudurka Ebeola gobolka Galbeedka Afrika.
Hay’adda WHO ayaa Warbixin ay soo saartay manta ku sheegtay...
Wasiirka Difaaca Somalia, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini, ayaa si adag u Cambaareeyay weerarkii ay Al-shabaab Saakay Aroortii ku qaadeen Saldhig ciidanka Kenya ee AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.
Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaan ku dileen 60 ka tirsan ciidanka Kenya ee qaybta...
Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa Ciidamada AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa Weerarkii ay saakay Al-shabaab ku qaadday saldhiggooda deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo si adag u cambaareeyay.
Danjire Madeira ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in xoogagga Al-shabaab ay weerareen saldhiggooda Ceel-cadde, laakiinse ciidamadii AMISOM ee Saldhiggaas...
Al-shabaab ayaa sheegtay inay qabsatay deegaanka Ceel-shiil ee ka tirsan gobolka Galgaduud, kaddib dagaal culus oo shalay gellinkii dambe ay halkaas ku dhexla gashay ciidanka dowladda Somalia. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasare nafeed oo kala duwan.
Inkastoo aan la ogeyn tirada dhabta ah ee khasaaraha dagaalkan ka...
Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay billaabayaan todobaadka soo soccda raadinta 885-milyan oo doollar si loogu caawiyo dadka Soomaalida ah ee gargaarka u baahan sannadkan cusub ee 2016-ka. Xafiiska isku-dubaridka Gar-gaarka bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay, UN-OCHA ayaa warbixin laga soo saaray lagu sheegay in 4.9-milyan qof oo Soomaali ah ay...
Ugu yaraan toddobada qof oo ay ku jiraan shan ruux oo fuliyay weerarradan ayaa ku dhintay, kaddib weerarro qaraxyo & kuwo toos ahaa isugu jiray oo maanta lagu qaaday Magaalada Jakarta ee xarunta Indonesia, Waxaana sheegatay mas’uuliyadda weerarrada kooxda Islaamiga ah ee ISIS/Daacish.
Kooxda Daacish ayaa warbixin ay soo dhigtay...
Ayadoo maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah looga furay shirkii madasha wadatashiga qaran ee aayaha Soomaaliya ayaa waxaa soconaya shirar gooni gooni ah oo ay leeyihin madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.Shirkii maanta lagu daahfurayay madasha wadatashiga ayaa ka dhacay hoolka shirarka Daawad ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamuud Waran-cadde, ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay fad-qalalo ka waddo gobollada Bariga Somaliland.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in deegaanka Balli-cad inay ka saareen koox uu sheegay inay ku shirayeen oo abaabulayey shirar ka dhan ah Somaliland, isagoo ugu baaqay Cali Khaliif Galaydh...
Ciidamada Somaliland ayaa galay Tuulada Balli-cad oo shir uu uga socday mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo; iyadoo aanu wax khasaare ahi ka dhicin.
Madaxda maamulka Khaatumo oo uu ka mid yahay madaxweynaha maamulkaas Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa 30-daqiiqo ka hor intii aanay ciidamada Somaliland gelin halkaas ka baxay sida uu HOL...
Madax ka kala socotey in ka badan labaatan xisbi siyaasadeed oo soomaaliya ka jira iyo khuburo ka socotey dalka Norway ayaa kulan ku yeeshey Muqdisho iyagoo ka wada Hadley xaalada dalka soomaaliya uu marayo iyo heerka xisbiyada siyaasadu marayaan.
Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasada ayaa ka warbixiyey xaalada dalku...


















