Monday, November 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

-Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe waxay hoy u tahay kumanaan qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku noolaa in ka badan 20 sano si nabad galyo ah kana helay adeegyo nololeed oo kala duwan marxalado kala duwanba ha soo mareene.   Barakacayaashu waxay xeryooyin kala duwan ku leeyihiin dhanka bari ee...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen. Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen. Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Millateriga Kenya ayaa sheegay maanta inay 34 ka mid ah xoogagga Al-shabaab ay ku dileen laba dagaal oo ay shalay iyo xalay xoogag taabacsan Al-shabaab kula galeen deegaanno ku yaalla Koonfurta Soomaaliya. Afhayeenka millateriga dalka Kenya, Col. David Obonyo ayaa sheegay in dagaal shalay ay kula galeen gobolka Jubbada Hoose...
Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda Maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad, halkaasoo ay xoogagga Al-shabaab galeen 14-kii bishan Maarso. Wararka laga helayo Deegaankaas ayaa sheegaya in dagaalku uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac ay is-dhaafsanayaan hub culus iyo...
Shir ay maanta magaalada Muqdisho ku sheegeen in 500 oo Hoggaamiye oo ka kala Socday Qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed; Sida - Ganacsatada, Bulshada Rayidka, Culummada, Warbaahinta, Dhallinyarada, Haweenka iyo odayaasha-dhaqanka, ayaa looga dooday dhibaatooyinka joogtada ah ee gudiga la-socodka cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo diiradda...
Ciidamada Amniga Puntland ayaa baaritaanno xoog leh ka billaabay Magaalada Boosaaso, kaddib weerar hal qof lagu dhilay oo Fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha magaalada, iyadoo isla weerarkaasna ay ku dhaawacmeen laba ruux oo kale. Weerarka oo ka dhacay goob ay ku sugnaayeen ilaalada gudoomiyihii hore ee canshuuraha berriga qaybteeda Gobolka...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho maanta u Magacowday Maareeye cusub, Waxaana loo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde, Jen. Cabdi Abshir Jaamac, sida lagu sheegay Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska RW Somalia Cumar C/rashiid Cali. Magacaabidda kaddib, ayaa wuxuu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu la qaatay kulan looga...
Al-shabaab ayaa sheegtay maanta in Weerar gaadmo ah ay ku dilay 12-askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ee ka tirsan hawl-galka AMISOM, ayna la beegsadeen weerarka gaadiid kolonyo ah oo ay wateen Ciidamada dalka Kenya ee KDF-ta oo marayay Xayo oo u dhexeeya Qooqaani iyo degmada Afmadow ee Gobolka...
Xaaladda deegaannadii lagu dagaalamay ee Puntland ayaa la sheegayaa in maanta ay daggan tahay, inkastoo saakay laga maqlayay rasaas goobo ku dhow deegaanka Suuj ooo ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland. Goobjooge ku sugan deegaannada Xeebaha Bari ee Gobolka Nugaal oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Rasaas goos-goos ah...