Wafdigii Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe. Waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey ku-xigeenkiisa, C/xakiin Cumar Cameey, Wasiirro, Xidhibaano iyo qaybaha Bulshada.
C/weli Gaas, ayaa intaas kaddib ka Warbixiyey safarkii isaga iyo Wafdigiisu ay Muqdisho ku tageen, isagoo Xusay inay uga qayb galeen Kulankii Wada-tashiga...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Khaatumo, Siyaasiyiin iyo Qaybaha Bulshada, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho kaga soo hor-jeestay go’aannadii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa kaloo looga hadlay Doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka iyo qaabka loo qaybsanayo xildhibaanada...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay, kaas oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sannadkaan, ayna kasoo baxeen Go'aanno la xiriira Doorashooyinka.
Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Wada-tashigii Muqdisho uu ahaa mid...
Shir jaraa'id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan & Sh/dhexe.
Odayaasha ayaa sheegay...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay shirkii lagu soo Gunaanaday shalay Muqdisho ee lagu sheegay in Somaliland ay Madax-dhaqameedku ku meteli doonaan soo xulaan xildhibaanada Dowladda Federaalka Somalia, maadaama ay Somaliland xilligaan qayb ka ahayn Maamulada ku shiraya Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadaanni, ayaa sheegay inay dambiile qaran tahay qofkii...
Ugu yaraan afar ruux oo uu ku jiro Askari ka tirsan ciidanka canshuuraha ayaa ku dhintay, in ku dhaw Toban ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, Qarax maanta ka dhacay Gudaha Suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee Degmadaas oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.
Nooca Qaraxan oo ay warar kala duwan...
Taliye ku xigeenka jabhadda mucaaradka ah ee Dalka Koonfurta Sudan, Alfred Lado Gore ayaa shalay ku laabtay Magaalada Juba, isagoo sheegay inuu Hoggaamiyaha Mucaaradka, Riek Machar la filayo inuu Juba tago Isniinta soo foolka leh.
Mucaaradka South Sudan ayaa magaalada xarunta ah ee Juba isaga cararay muddo haatan laga joogo...
Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia ayaa soo dhaweysay go'aannadii Mas'uuliyiinta Soomaalidu ee ku aaddan hannaanka doorashada sannadkan daba-yaaqadiisa ka dhici doonta Somalia.
Kulan muddo Saddex Maalmood ah uga socday Magaalada Muqdisho ayay mas'uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa maalmul-goboleedyada dalku ku gaareen Heshiis wadajir ah oo la xiriira qaabka...
Kulan lagu taageerayay murashaxa xilka madaxweynenimada ee doorashada la filaayo in sanadkaan 2016 ay ka qabsoonto Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed,horayna u ahaa Wasiirkii Hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xaafada Eastleigh ee ay Soomaalidu u badan tahay ee Nairobi, Kenya.
Shirkaan ayaa waxaa soo...
Waxaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay shirkii madasha wada-tashiga doorashooyinka dalka ee Muqdisho ka socday saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhexeeyay madaxda DFS iyo kuwa maamul-gobooleedyada dalka.
HADDABA, War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga Doorashooyinka ee Muqdisho lagu qabtay ayaa wuxuu u Qornaan sidan:
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeeshay magaalada...


















