Form,ka Xisbiga Midnimada United Somali
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Mombasa ee dalka Kenya Koox hubeysan oo aan la garaneyn ayaa aroornimadii saakay magaaladaasi waxa ay ku dileen wadaad caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Sheekh Maxamed Idriis.
Sheekh Maxamed Idiris ayaa waxaa lagu dilay Xaafada Likoni ee Magaalada Mombasa sida dadka...
Ex Xildhibaan Cali Maxamuud Faarax Seeko, oo kamid ah Xildhibaanadii Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa soo hadal qaaday dhibaatada dadka Soomaaliyeed ku heysata dalka Kenya.
Cali Seeko, ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iminka looga baahan yahay inay xooga ay saaraan waxyeelada...









