Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da'yar ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterranean-ka, kuwaas rajo ka qabay iney gaareen Jaziiradda Palma ee dalka Spain.
Dhalinyaradaan tahriibka ahaa ayaa ka ambabaxay dalka Algeria, waxaana lasoo wariyay iney u geeriyoodeen gaajo iyo haraad,...
Wafdi ka socda ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Turkiga ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay u xoojiyaan wada shaqeynta dhanka amniga ah ee ay la leeyihiin ciidamada Soomaaliya waxaana ay muujineysa xiriirka qotoda dheer ee dhanka difaaca ee ka dhaxeeya dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya, sida ay...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Waraabka iyo Kalluumeysiga dalka Yemen Sarreeye gaas, Salem Abdullah Al-Soqtari, ayaa xaqiijiyay in Wasaaraddu ay si dhow ula socoto kiiska kalluumeysatada Yemeniyiinta ah ee ku xiran Puntland.
Waxa uu wasiirka carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in si degdeg ah oo shuruud la'aan ah loo sii...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Cumar Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa NISA, oo ayey ku raad-joogaan Hay'addaha ammaanka, kaas oo lagu eedeeyey dilka Marxuum Ex- Labo Xidigle Hanad Axmed Muuse.
Sida ay dacwad oogayaasha ay sheegeen falkaan dilka oo ka dhacay degmadda Dharkiinleey Labaatankii...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamay in ay awood u adeegsanayaan ardayda waxkabarata Jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho si ay u qaataan Kaarka Codbixinta ee Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir.
Cabdullaahi Salaad Yaroow oo ka tirsan Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo safar ku jooga magaalada...
Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda ayaa maalintii labaad waxa ay ku shirsan yihiin magaalada Muqdisho, waxaana maanta ay kulan gaar ah la qaadanayaan madaxda warbaahinta ka howlgasha Caasimadda.
Mucaaradka ayaa sida aan xogta ku heleeyno waxa ay madaxda warbaahinta kala hadlayaan arrimaha quseeya siyaasadda guud ee dalka, ammaanka iyo doorashooyinka iyo qaab...
Ciidamo maleyshiyaad ah ayaa lagusoo waramayaa inay weerareen xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, halkaas oo ay ku xiran yihiin dad u xukuman dambiyo waawayn.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maleyshiyaadka hubeysan ay damacsanaayeen inay si xoog ah uga soo furtaan maxaabiis ku xiran xabsiga, taasoo...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeymo culus oo ka dhacay deegaan 40 KM dhanka Waqooyiga Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo...
Xubnaha mucaaradka ku ah Dowladda ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu shir uga furmo magaalada Muqdisho kaa oo ay kaga hadlayaan siyaasadda guud ee Soomaaliya.
Qaar kamid ah xubanaha Mucaaradka ayaa u xaqiijiyay warbaahinta gudaha inay maanta qabsan doonaan shirweyne ay aayaha Soomaaliya kaga tashan doonaan oo ay ugu...


















