Sunday, April 28, 2024

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK. Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom...
Wasiirka ganacsiga xukuumadda federalka Soomaaliya, xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si cad u sheegay fursad walba oo shaqo ah oo kasoo baxda wasaaraddiisa inuu uga faa'idayndoono qaraabadiisa. Wasiirka ganacsiga ayaa hadalkaan ka hor sheegay guddi xildhibaano oo ugu tagay xafiiskiisa, si ay wax uga weydiiyaan arrimo wasaaraddiisa ku saabsan...
Dabley hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab ayaa toogasho ku dilay taliyihii nabad-sugida degmada Kaxda ee gobolka Banaadir kaddib weerar lagu qaaday gaarigiisa. Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Macallin Xassan Qoolleey, ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas lagu furay gaariga, sidoo kalana waxaa la dhitay...
Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah maamul gobolleedka Galmudug lagu soo doortay mid ka mid ah kuraasta ka bannaan golaha Shacabka ayuu guddiga doorashada sheegay in la qabanayo doorashada kuraasta kale ee  ka banaan golaha shacabka ee degaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraastan dhiman ee ka...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Wafdiga ayaa waxaa si diirran usoo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, Madaxa Djibouti Telecom Mudane Maxamed Cosoble Buuxe iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya...
                                                                                                 ...
Wasiirada Somaliland ee magaalada Laascaanood u jooga xalinta qalalaasihii ka dhacay magaalada, ayaa sheegay in xukuumadu diyaar u tahay in ay wada-hadal ku dhamayso tabashada shacabka. Wasiirada ayaa sheegay in xukuumadu qaaday talaabooyin lagu sugayo amniga gobolka Sool, iyadoo qaadatay bixinta magta dadkii dhintay, ayna xakamaysay ciidamada si khasaare kale...
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada degmada Cadalle ee u dhaxeeya labada maleeshiyo beelleed. “Waxaa ku baaqayaa in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedka degmada Cadale, marar badan ayay dadaal badan ku bixiyeen dowlad goboleedka Hir-Shabeelle sidii...
Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo lagu waddo in maalinta berri ah la doorto. Guddiga doorashada ayaa maalintii shalay sheegay in 21 musharax isku soo taageen ka qeybgalka doorashada madaxweynaha halka 11 musharax kalana ku tartami doonaan xilka madaxweyne ku-xigeenka. Maalinta...
Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka Number  50  ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamadii madaafiicda lagu garaacay in iyagana ay madaafiic kale ay ku jawaabeen. Lama shaacin khasaaraha ka dhashay madaafiicda waxaana dhinaca kale saaka deggan xaaladda degaanka. Bishii...