Monday, May 13, 2024

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas'uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan. Inkastoo Mas'uuliyiinta Soomaaliya ay sheegeen in doorashadu aysan dib uga dhici doonin...
Xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa fiidnimadii xalay waxa ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin xaafada Buula-fooliyo oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Labada dhinac ayaa dagaalka isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, kadib markii ciidamada dowladda oo helay gurmad...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu ka duulo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga. Xubno ka tirsan xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in ra’iisal wasaare Khayre uu maanta anbabaxayo dalka Turkiga, isaga oo halkaasi...
  Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africaa ayaa sheegaya in kooox burcad ah xalay ganacsade Soomaaliyeed ku dileen magaalada Johansenbeg ee dalkaasi. Ganacsadaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Liibaan Cali , waxaana la dilay isaga oo ku sugan xaruntiisa ganacsi. Johansenbeg waxaa wali yaalla maydka Marxuum Liibaan Cali, waa muwaadin...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamsa Abdi Barre, today opened the National Conference of Somali youth in Mogadishu to implement the National Youth Policy. This conference, which is the 9th gathering of Somali youth, will last for three days, and was attended by hundreds of young...
Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxay taageereen codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aadan in muddo 90-maalmood dib loo dhigo wajiga labaad ee bixitaanka ATMIS. Warqad loo diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Ferit Hoxha, ayaa dowladaha Kenya, Ethiopia Djibouti, Burundi...
 Maxkamad ku taal dalka Mareykanka ayaa wax waba kama jiraan ka dhigtay mamnuucidii Madaxweyne Donald Trump ku soo rogay muwaadiniinta 8 dal inay soo galaanMareykanka. Maxkamad heer Federaal ah ayaa soo saaray amar si KMG loogu xadiddayo dhaqan gelinta amarka Madaxweyne Trump. Amarka mamnuucistan ayaa ka dhan ahaa muwaadiniinta dalalka Iiraan,...
Wararka ka imanaya aqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladan oo ay sameynayaan ciidamada Amaanka ee maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Gaalkacyo qeybta Puntland. Wali howlgaladan lama sheegin cid si rasmi...
Ciidaamada AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa. Ciidamada AMISOM ayaa shalay Khamiistii raali galin ka bixiyay dilka qofkaa ayagoo dhawaan qofkaa ku dilay saldhig AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxay sidoo kale raali galin ka bixiyeen dhawaac ay u geysteen labo qof oo...
Kusimaha Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho danjiraha dalka Ingiriiska Kate Foster. Danjire Kate Foster ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya kala hadashay arrimo la xariira taageerada horumarinta Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo shirka dib u heshiisiinta ee uu...