Wasiirka Amniga gudaha Abuukar Islow Ducaale Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Ururka Alshabaab ee gobolka Benaadir Cabdiahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun) , waxana howgalkan uu dhacay maanta oo Isniin ah.
Wasiirka Amniga...
Wasiirka Dastuurka dowladda Federaalka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo wadashaqaynta ka dhaxeeysa Wasaaradda iyo Guddiga iyo doorashadda 2021.
Wasiirka oo shirka ay ku wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo...
Kadib shir xasaasi ah oo maanta ka dhacay Madaxtooyadda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo u dhaxeeyay Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha maxkamada, ayaa amar waxaa lagu bixiyay in maxkamad la soo taago raggii dilay Sheekh Maxamed Dayr.
Booliska Koonfur Galbeed, ayaa...
Ciidanka gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada Dowladda Kenya ayaa deegaanka Boi ee Magaalada Mombasa ku qabtay 3 Nin oo ay sheegeen inay abaabulayeen weeraro ay maalinta ciida ka fuliyaan Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya.
Booliska Kenya ayaa baahiyey Sawirada iyo magacyada raggan ay ku qabteen hawlgalka ay ka...
Xili ay saqdii dhexe ay muslimiinta magaalada London kasoo baxeen salaada Tarawiixda ayaa la sheegay in gaari uu jiiray muslimiin badan oo marayey wadada dhinaceeda.
Boolisku waxay xaqiijijeen in hal qof ku dhintey shilkan 1o kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo loo kala qaadey saddex Isbitaal, laba kamid ah dadkaas...
Dhoolatuska Militari ee ka dhacaya Qatar ayaa ah mid horey loosii qorsheeyey, wallow uu kusoo aaday xili ay xiisadi ka dhextaagan tahay dalalka Khaliijka.
Dowlada Turkiga iyo Qatar ayaa sanadkii 2014 wada saxiixday heshiis iskaashi dhinaca militari, kaasi oo hada la sheegay in lasii balaarin doono.
Dhinaca kale dowlada Turkiga oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo haystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii hawlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Somaliya.
Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku...
Shirweynihii Wadatashiga ee Hannaanka dib-u- heshiisiinta, ayaa xalay si rasmi ah loo soo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban.
Shirka ayaa waxaa uu socday tan iyo 13-kii bishan, waxaana furitaankiisii ka qeyb-galay, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, wasiirada arrimaha gudaha maamul gobolleedyada iyo...
War ka soo abxay xafiiska Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Norwey aqoonsatay Baasaboorka Soomaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah oo ay qaataan Madaxda Dowlada iiyo Siyaasiyiinta!.
Hay’adda Socdaalka warka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dhamaadka Sanadkan 2017 dowlada Norwey Soomaaliya u soo direysa...
Wasiirka arrimaha dibada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa isbuucii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway. Isaga oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada dalkan Norway, Børge Brende.
Ilaa hada ma cada qodobada ay wasiiradu kaga wada hadleen kulankaas, iyo waxa ay isla...


















