Wararka laga helaayo gobolka Gedo waxaa habeenkii labaad ka dhacay duqeyn ay geysteen diyaarado dagaal.
Dad ku dhaw deegaanada la duqeeyey ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in duqeynta ayaa ka dhacdey deegaano lagu magacaabo Kabis iyo Sunuje oo waqooyi uga beegan xarunta Gedo ee Gabahaarey.
Lama oga diyaaradaha weerarka fuliyey dalka iska...
Adeega internetka oo muddo 22 maalmood ah ka maqnaa caasimadda Muqdisho iyo inta badan dhamman magaalooyinka koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib loo soo celiyay maanta oo isniin ah.
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya waxay hadda shaacisay in Internet-ka lagu guuleystay oo dib loo soo celiyo ka dib...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaanka ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib loogu laabto doorashada 8 da Kursi ee maxkamada sare go’aanka ka soo saartay.
Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in aysan macquul aheyn in aan la dhaqan gelin...
Wadamada Khaliifka ee xiriirka u jaray dowladda Qatar ayaa soo saaray Liis ay ku qoran yihiin dalabyo laga doonayo in ay fuliso xukuumada Doha si xayiraada saaran looga qaado.
Dowladda Kuwait oo ku howlan siddii loo soo afjari lahaa xiisada siyaasadeed ayaa dalka Qatar u gudbisay Liiska dalabyada, waxaana ku...
Guddoomiyihii Sportiga degmadda Wadajir Maxamed Catoosh Macalimoow, ayaa gelinkii dambe ee shalay u geeryooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray qarax Al Shabaab ay ku weerareen xaruunta degmadda Wadajir ee magaalladda Muqdishu.
Marxuum Macalimoow, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray mid kamid ah isbitaalada Muqdishu, waxaana ugu dambeyn uu u geeryooday dhaawicii...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka.
Kulanka Guddiga Joogtada ah waxaa shir guddoominayey ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre. Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid ahaa ansixinta Shuruucda Isgaarsiinta iyo La-Dagaalanka Argagaxisada iyo arrimo kale.
Ra’iisul Wasaaraha oo furay shirka ayaa sheegay in Xukuumadu ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool.
Ujeedka kulanka waxaa uu ahaa sidii Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u la wadaagi lahaayeen, fursadaha ay haystaan iyo caqabadaha ay tabanayaan.
“Madaxweynaha waxaan u sheegnay in...
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedka Jubaland Sheekh Max'ed Max'uud Awlibaax ayaa goordhow Isbitalka Digfeer ee haatan loo yaqaan Isbitalka Recep Tayyeb Erdogan ee magaalada Muqdisho ugu geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sababsaday dhaawac ka gaaray madaxa, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen madaxda dowlad...
Warar hordhac ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor dhaw lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Ilaa Sagaal ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen qaraxa halka tiro ka badan 15 ruux kalana ku dhawaacmeen kaddib markii...


















