Saturday, August 15, 2026
Guddoonka Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa kulan la yeeshey Guddiga Doorashada Madaxa banaan ee Qaranka Soomaaliya Iyagoo ka wada hadley Habka Diiwaan gelinta Xisbiyada iyo Sidii Gudiga Doorashooyinka loogu heli lahaa DHaqaale ay ku shaqeeyaan Guddiga iyo Xafiisyada hoos taga gudiga. Ugu Horeyntii waxaa warbixin ay ka dhageysteen Madaxda Xisbiyadu...
Balamaanka Puntland oo maanta kalfadhi loo  dhan-yahay ku yeeshay magaalada Garowe ayaa kalsoonidii kala laabtay xukuumad-da uu hogaamiyo madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ,taasi oo shaqaynaysay dhowrkii sano ee la soo dhaafay. Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo furay kalfadhiga ayaa goobto ka akhriyay qodobo dhowr ah oo mudnayaashu...
 Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa si cad u sheegay in labadda xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay saxeexeen,isla markaana talaabooyin ka qaadi doonaan. Guddida doorashooyinka oo kulan la yeeshay wakiiladda saddexda xisbi ayaa markii uu shirkaasi dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan waxaanu...
County-gga Lamu ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ku soo badanayay bilihii lasoo dhaafay weerarada ay geysanayaan xarakadda Al Shabaab. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii shalay booqday Gobolka Lamu, waxaana uu ka bilaabay Ololaha uu ku doonayo in dib loogu doorto madaxtinimada dalkaasi. Mr Uhuru, ayaa...
Diyaaro dagaal oo loo maleynayo in ay yihiin kuwa dowladda Kenya ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Galashuunbi oo galbeed kaga beegan magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubada Hoose. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeynta, mana jiraan war kasoo baxay maamulka Jubaland, Al Shabaab iyo dowladda Kenya. Mas’uuliyiinta...
Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameyn doono ciidamada Nabad Suggida Somaliya. “Waxaan sameyn doonaa ciidan gaar ah oo ilaaliya ammaanka xarumaha dowladda iyo madaxda dowladda, NISA waxaan ku soo reebi doonaa Mustaqbalka dhaw dhar cad inay noqdaan sida ay ahaan...
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar, ayaa magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya kula kulmay wasiirka wasaaradda Dulista Hawada dalka Kenya Mudane James iyo madaxa Civil aviation-ka dalka Kenya. Mudane Oomaar, ayaa sheegay in ujeedada safarkooda ay tahay sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen howlihii ay qabatay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacdey magaalada Gaalkacyo taas oo ahayd tababar loo furaayo iskudhafka ciidamada amniga ee Gaalkacyo ee ka kala socda Galmudug iyo Puntland. Xafladda furitaanka waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Camey, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta (Isniin) kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kulmay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo qaar kamid ah agaasimayaasha oo ku howlnaa diyaarinta hindiso sharciyeedyo dhowr ah kuwaasoo oo ay ka...
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber Optic-ga ayaa waxaa lagu guuleystay in dib loo soo celiyo adeeggii internet-ka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Muddadaas ku dhow 3da...