Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daaud Aweys ayaa sheegay in todobaadyada soo socda ay bilaaban doonaan duulimaadyo toos ah oo Tanzania iyo Soomaaliya kadib heshiis dhex maray labada Dowladood.
Wasiir Daaud Aweys ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya iyo Tanzania ay ku heshiiyeen inay bilaabaan duulimaad toos ah oo u dhexeeya...
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF), isaga oo madax ka noqonaya garab kamid ah jabhadda oo taageersan wada-shaqeynta dowladda Itoobiya. Dhanka kale, garab kale oo mucaaradsan dowladda, kana hawlgala dibadda, ayaa si cad u diiday doorashadiisa.
Qalbi Dhagax ayaa lagu doortay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin.
Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Isagoo ka hadlayay xuska sanadguuradii 65-aad ee Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi, una martigeliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Cabdulle, ayuu...
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa saaka qaaday howlgallo milatari oo qorsheysan, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday goobo ku yaalla buuraha Calmiskaad, halkaas oo ay sirdoonku sheegeen in ay ku dhuumaaleysanayaan xubno ka tirsan kooxda Daacish.
War kasoo baxay taliska hawlgalka "Hillaac" ayaa lagu sheegay in ciidamadu ay wadaan howlgallo nadiifin ah oo...
Hay'adda Socdaalka Soomaaliya ayaa hirgalisay nidaam cusub oo loo yaqaan PISCES, kaas oo ah hanaan casri ah oo wax weyn kusoo kordhinaya socdaalka dalka laguna ogaanayo hadii ay soo galaan kuwa dambiyo ka galay wadamadooda sida Kooxaha Argagexisada.
Agaasimaha guud ee Haya'dda Socdaalka iyo Jinsiyadaaha Soomaaliya, Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow,...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo.
Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan...
Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay daryeelka askarta ku dhaawacmay dagaalada ka socda Calmiskaad ee loogasoo horjeedo Daacish.
Qaar kamid ah askartii ku dhaawacmay dagaaladaas ayaa saakay kasoo baxay isbitaalada ay ku jireen ee magaalada Boosaaso, kaddib markii ay sheegeen in...
Xisbiyada Puntland ee dhawaan ka qeyb galay shirkii wadatashiga Muqdisho ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, iyagoo ku baaqay in loolanka siyaasadeed ee dalka uusan wax saameyn ah ku yeelan midnimada iyo amniga Soomaaliya.
Xisbiyadu waxay Dowladda Federaalka ugu baaqeen inay si shuruud la’aan ah u fasaxdo mashaariicda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta waxa uu balan qaaday inay dib u dhis ku sameeyn doonaan qaar kamid ah wadooyinkii ku burburay roobkii dhowaan ka da'ay magaalada Muqdisho.
Guddoomiye Muungaab ayaa hadalkaan waxa uu ka sheegay kadib markii maanta uu dhagax dhigay...


















