Thursday, August 6, 2026
Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer dhiirrigelin ugu tagay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka aaga deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobaha uu maanta kormeerka ku tagay Jeneraal Sahal Cabdullaahi ayaa dhawaan uun ciidanka xoogga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabka dowladda Jabuuti ugu hambalyeeyay Munaasabadda xuska 47-aad ee kasoo wareegatay markii xoriyadu qaatay dalka Jabuuti. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn sheegay in halgankii gobanimada Jabuuti uu muujiyey awoodda iyo wax wada qabsiga dadka Soomaaliyeed,...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada u bilowday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu shaaca uga qaaday in kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay faah faahiyeen kulankii maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ay sheegeen in kulanka looga hadlay Siyaasadda guud ee dalka. Afhayeenka Madasha Daahir Maxamuud Geelle oo saxaafadda la hadlay markii uu soo dhammaaday kulanka ayaa...
Kadib weerarkii cusla ee Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, doodaha iyo is khilaafaadka ka dhashay qiimeynta saameynta weerarka ayaa cirka isku shareeray, iyadoo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo saraakiil sare oo Maraykan ah ay si kala duwan u fasireen waxa dhacay. Weerarka oo dhacay toddobaadkii hore, ayaa la sheegay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu. Kulanka dhexmaray labada masuul ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray iskaashiga labada dowladood ee dhinaca Difaaca iyo dardar galinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee...
Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda. Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga...
Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhamaan adeegyada ay bixiso lagu xiray isticmaalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo ay bixiso Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA). Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ka dhashay shirkii Golaha...
Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin xarumo gaar ah oo lagu dhaqan celiyo maxaabiista da’da yar ee kasoo goosta ama laga soo qabto kooxaha Shabaab iyo Daacish. Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed, oo hortegay Baarlamaanka Puntland, ayaa sheegay in dhalinyaradaasi lagu hayo xabsiyada caadiga ah ee Puntland, sababo la...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in xabad joojin rasmi ah la gaadhay, taasoo dhex martay dalalka Israa’iil iyo Iran, kadib 12 maalmood oo dagaal xoogan ah oo gobolka Bariga Dhexe gilgilay socday. Trump ayaa sheegay in heshiiska xabad joojintu u dhici doono si tillaabo-tillaabo ah muddo 24...