Saturday, August 15, 2026
Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland iyo kuwa Galmudug oo howlgal wada jir ah fuliyay ayaa la sheegay in ay qabteen sarkaal dhinaca howlgalada u qaabilsanaa Al-shabaab. Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu soo qabtay C/risaaq Husseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa marwo Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, halka wasiirkii xiriirka goleyaasha uu xilkii ka qaaday,isla markaana mas'uul kale magacaabay. “Waxaan kaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka qaranka ee Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada. Xilalka Qaranka ayey...
Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin ah, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii Ciidamada Soomaaliya loogu diyaarin lahaa in mas’uuliyada ammaanka dalka kala wareegaan AMISOM, iyo qaababka loo wajahayo xilliga kala guurka ee ay AMISOM...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Maxamed Cabdi iyo Wasiirka amniga guddaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa xallay bogadiyay Ciidamada Xasilinta Amniga, kuwaas oo gacanta ku dhigay koox degmadda Yaaqshiid dhac ka geysan jiray xiliga habeenkii. Ciidamada ayaa xalay saqdii dhexe soo bandhigay “Mooto Bajaaj 12 Mobil, Qori AK47 iyo...
                                                                                                 ...
Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku faah faahisay 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla Itoobiya. War-saxaafadeedka ayeey dowladdu ugu mahad-celisay xukuumadda Itoobiya iyo is maamulka Soomaalida ee dalka. “Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Soomaaliland C/llaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Sucuudigu xayiraadii ka qaaday xoolaha Soomaalidda oo muddo xayirnaa. Wasiir Cukuse waxaa kale oo uu sheegay in dalka Imaaraadka Carabta uu balanqaaday inuu xoolaha nool inaga iibsan doono oo uu Imaaraadkuna noqon doono suuq labaad oo loo helay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in miino waddada lagu aasay lagu bartilmaameedsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya. Inta la og-yahay saddex askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur galbeed ayaa la sheegay in ay ku dhinteen qaraxa...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku eedeeyay Israel inay awood xad dhaaf ah u adeegsadeen dadka Falastiniyiinta ee ku dibad baxayay masaajirka barakeysan ee Al Aqsa ee ku yaala magaalada Qudus. Isku dhacyo dhex maray Ciidamada Israa’iil iyo dhalinyaro Falastiniyiin ah ayaa waxaa ku dhintay illaa saddex Falastiniyiin ah. Maamulka...
                                                                                                 ...