Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa shalay la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb Veronique Lorenzo, kulanka waxaa Wasiirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr.
Wasiirka iyo Safiiradda ayaa intii uu kulankooda socday kawada hadlay...
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshayaal ay ku dooneyso in ay kusoo daabacdo lacago cusub.
Mudane Mahdi, ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan Su’aallo lagu weydiinayay qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada, sida Wasiirka warfaafinta iyo Gaashaandhigga.
“Waxaa dhawaan suurta geli doonta, Wasaaradda...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Antoine Sivan.
Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dhinac iyo Arrimaha ay...
Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaallaha, gudoomiyaha guddiga shaqaallaha rayidka ee Dowladda, xildhibaanno, safiir ku-xigeenka Turkiga, gudoomiyaha ururka shaqaallaha Turkiga, gudoomiyaha shaqaallaha Suudaan iyo xubno matalayey ururada shaqaallaha Afrika, Geeska Afrika, Carabta, Aasiya iyo waddamada islaamka ayaa maanta ka qeyb-galay xaflad xariga looga jarayey dhismaha xarun...
Gudoomiyihii degmada Baladxaawo Mudane Max’uud Xayd Cismaan, taliyaha nabadsugidda Cali Xassan Deyr iyo madaxa arimaha bulshada degmadaasi C/qaadir Xuseen Ibraahim ayaa maanta xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in ay masuul ka ahaayeen dil magaaladaasi loogu geystay eedeeysaneyaal loo heystay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.
Afarta nin ee la...
Ururka Al-shabaab ayaa la shegay in ay madax furasho ku sii daayeen 7 shaqaale safamal ah oo ay dhawaan k afduubteen wadadda xiriirsa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay.
Mohamed Isak Ibrahim oo madaxa hay’adda nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Baay ayaa u sheegay Wakaalada Anadolu Agency in Al-shabaab madax...
Barashada Diinta islaamka iyo shuruudaha laga doonayo qofka Muslimka ah waa waajib saaran qof walba oo Islaam ah. Waxaa jira dad badan oo Muslimiin ah oo ku kala nool daafaha caalamka kuwaa oo aan ayaga iyo ubadkoodaba fursad ay ku adkaatay helitaanka Dugsiyo ay ku bartaan Diinta, ayadoo arintaasi...
Wasiirka Cadaaladda maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdi Salaan ayaa sheegay in wixii ka hadda ka danbeeya loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in garsoor loo aado deegaannada ay maamulaan Al-shabaab ee gobolka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ka hergaliyay degmada Beledweyne maxkamad sida uu hadalka u...
Garsoore federal oo ku sugan magaalada Detroit ee gobolka Michigan ee dalka Mareykanka, ayaa joojiyey in boqolaal qof oo Ciraaqiyiin ah, oo dambiyo galay laga masaafuriyo dalka Mareykanka, kadib markii ay qabteen ciidamada socdaalka iyo canshuuraha.
Mark Goldsmith ayaa ogolaaday codsi ka yimid garyaqaanada Ciraaqiyiinta oo weydiistay in uu si...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo sodaal xal raadin ah ku maraya Wadamada Khaliijka Carabta ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxaana dalkaasi loogu soo dhaweeyay si heer sare ah.
Erdogan oo horey booqasho ugu tagay Wadamada Sacuudiga iyo Kuwait ayaa lasoo kulmay madaxda wadamadaasi, waxa uuna kala...


















