Saturday, August 15, 2026
Danjiraha cusub ee Soomaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey Abuukar Maxamed Cismaan ayaa warqadihii aqoonsiga u gudbiyay xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres. Abuukar Max’ed Cismaan Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacaawday Qaramada Midoobey ayaa warqadihii aqoonsiga Danjire-nimo guddoonsiyay xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres Arbacadii shalay. Danjire Abuukar Max’ed...
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Arbacadii sheegay in uu ka walaacsan yahay rabshadaha ku sii baahaya qeybta qadiimiga ah ee magaalada Qudus isaga oo ugu baaqay Isreal in ay arrintaa qaboojiso. Hadalka ka soo baxay Guterres ayaa yimid kaddib marki ay ururrada Falastiiniyiinta ee Fatah iyo Hamas...
Ururka Al-Shabaab ayaa uga digay bulshada dalka Kenya in ay ka qayb galaan doorashada madaxweynaha ee dhawaan la filayo in ay ka dhacdo dalkaas. Hogaamiyaha Al-shabaab u qaabilsan dalka Kenya Axmed Iman Ali oo la hadlay warbaahinta ay leeyihiin ururka Al-shabaab ayaa sheegay in shacabka dalka Kenya uga digayaan in...
                        Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabelle, Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku tilmaamay khalad go’aankii maxkamadda sare ee dalka ka soo baxay ee ahaa in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in dib loogu noqdo doorashadii Siddeed Kursi oo ka mid ah baarlamaanka Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in Siddeeda xildhibaan horey go’aan...
Millatariga Maraykanka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya lagu qabtay nin looga shakisanyahay in uu ka tirsanaa Al Shabaab, kaas oo mar ku noolaa dalka Mareykanka. Afhayeenka howlgalka Mareykanka ee Africa ayaa sheegtay in Arbacadii lasoo dhaafay gacanta lagu dhigay Abdirisaakh Tahliid, oo lagu eedeeyay in Al Shabaab uu u fududeyn...
                        Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in guddi loo xil-saaray isku-dhacyadii shalay dhexmaray ciidammo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Isku dhacyadii ciidamada dhexmaray waxaa ku geeryooday ku dhawaad shan askari halka afar kalena ay ku dhaawacmeen. Mid kamid ah iska hor imaadyada waxaa uu ka dhacay...
                      Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta gollaha shacabka, waxaana kulanka maanta lagu wadaa in warbixin looga dhageysto gudiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaran. Xaliimo Cismaan (Xaliimo Yareey) oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin sidii ay warbixin u siin lahaayeen...
                        Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Wasiirka caddaaladda iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ay 1-da Bisha August u ambabixi doonaan dalka India si dowladda dalkasi ay ugala hadlaan sii deynta 118 Maxaabiis Soomaali ah oo ku xir-xiran dalkaasi. Dhinaca kale waxaa uu sheegay in heshiis...
Hay’addaha amniga dalka Kenya ayaa ka digay weeraro ay geystaan Al-Shabaab iyo kooxo kale inta lagu guda jiro doorashada la filayo dhawaan in ay ka dhacdo dalka Kenya. Kenya waxa ay sheegtay in heegan buuxa la geliyay dhammaan hay’addaha kala duwan ee Ammaanka,islamarkaana ay jirto cabsida Al-Shabaab. Sii hayaha xilka wasiirka...
                    Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafadaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir, sida dadka degaanka ay sheegeen. Ciidanka ayaa baarayay dadka gaar ahaan dhallinyaradda, waxaana la sheegay in su’aallo ay weeydiinayeen. “Ciidanka waxaa ay howlgalkooda ay wadeen ilaa xili dambe, dadka waxaa ay weydiinayeen su’aallo. Howlgalka waxaa lagu...