Sunday, August 16, 2026
Dhawaan duqeyn iska kaashadeen dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal sare oo muhiim u ahaa Al-shabaab kaa oo magaciisa lagu sheegay Cali Maxamed Xusseen oo u qaabilsanaa ururka gobolka Banaadir. Haddaba dowladda federaalka ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay Cali Jabal uu wiiqayo sida...
Boqolaal dagaalyahanno ah oo ka tirsan Ururka Al-shabaab kuna hubeysan gadiidka dagaalka ayaa gudaha gallay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose wax yar uun kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidamada AMISOM. Leego oo 120km u jirta magaalada Muqdisho waxaa ay siweyn ugu dhawdahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose...
Qarax xoogan oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga malqay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la ogeyn wali halka rasmiga ah ee bartilmaameedkiisu u ahaa. Ciidamada sugiyada nabad-galyada ayaa lagu arkayaa waddada mashquulka...
Kulan gollaha wasiirada ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa loo magacaabay in hanta-dhowrka guud ee dowladda uu noqdo Maxamed Cali Afgooye oo badalaya Hanti-dhowrihii hore ee dowladda Nuur Faarax oo bishii hore ee May shaqada laga fariisiyay. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo jeediyay Hanti dhowrka Guud...
                              Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa guriga martida ee magaalada Kismaayo maanta kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka ciidamada Mareeykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. David J.Fumess. Kulanka oo diiradda lagu saarayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la filayo in dhawaan ay ka biloowdaan gobollada Jubooyinka ayaa waxaa...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM isku diyaarinayaa in ay ka baxaan saldhig muhiim ah oo ay ku lahaayeen gobolka. Dadka deegaanka Leego ayaa sheegay in ciidamadu ay halkaa ka xir xirteen agabkooda islamarkaana qorshayanayan in ay isaga baxaan...
Xukuumadda Somaliland ayaa albaabadda u laabtay Kaniisadii markii hore la ogolaaday in dib loo furo, kaddib markii muran iyo khilaaf ka dhex abuurtay bulshadda dhexdeedda, islamarkaana xukuumadda lagu eedeeyey dib u furitaanka Kaniisadasi. Wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  ayaa markii hore sheegay in loo ogolaaday dadka...
Meydadka Askar Uganda u dhashay oo dhawaan lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose ayaa la geeyay magalada Kampala. Diyaarad siday meydadkan oo shalay ka duushay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa ka dejiyay garoonka diyaaradaha Entebbe ee magaalada Kampala. Wasaaradda difaaca Uganda ayaa sheegtay in ilaa 12 askar ay uga geeriyoodeen...
Kolonyo ay la socdeen ciidamada maamulka Jubaland ayaa maanta Qarax miino lagula eegtay deegaanka Yoontoy ee Gobolka Jubbada hoose. Ciidamada ammaanka ee kolonyada la socotay ayaa la sheegay in dhaawac uu ka soo gaaray Qaraxa, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Ciidamada Jubbaland ayaa muddooyinkii dambe waday dhaq-dhaqaaq kala duwan oo ay...
Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in muwaadiniin Soomaaliyeed la dilay kaddib markii lagu gubay goobahooda ganacsiga. Falkan oo ay ku dhinteen muwaadiniin magacyadooda lagu kala sheegay Cali Maxamuud Cali, Cabdullaahi Cali Caymooy  ayaa waxaa uu dhacay habeenkii Isniinta oo taariikh-da ku beegneyd 31-ka bishii ina dhaaftay ee...