Taliyaha Ciidamada Difaaca dalka Uganda (UPDF) General David Muhoozi, ayaa Talaadadii shalay booqasho rasmi ah ku yimid Magaalladda Muqdishu.
Ujeedka booqashadiisa ayaa lagu sheegay qiimeynta howlgalka ka socda dalka Soomaaliya. Sidoo kale booqashadiisa ayaa waxaa ay tahay tii ugu horreysay tan iyo markii loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Difaaca Dalka Uganda.
Inta...
Cabashooyin faro badan ayaa ka soo yeedhay habsami socodka shaqo ee dekadda Berbera tan iyo intii ay la wareegtay shirkadda carbeed ee DP world.
Ganacsatadda wadaniga iyo macaamiisha isticmaasha ee dalka Itoobiya ee alaabta kala soo dega dekadda Berbera ayaa dhibaatooyin ka tirsanaya qaabka shaqo ee shirkaddaasi wax u maamusho,...
Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa kullamo kala duwan waxaa ay la qaateen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta dalka Jabuuti.
kulamadan ayaa waxaa si gooni ah looga wada-hadlay arrimaha xiriirka Iskaashiga ee dhinaca hirgelinta Heshiiska Boostada...
Dowladda Mareykanka ayaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku ammaantay fududeynta iyo isa-soo dhiibidda hoggaamiyihii hore ee Xarakadda Al Shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansoor.
“Dowladda Mareykanka waxaa ay taageereysaa nidaamka dowladda Soomaaliya ay waddo oo ah bahdilka saameynta Al Shabaab oo ay kamid tahay isa-soo dhiibitadda hogaamiyaasha sar-sare ee kooxda”, waa...
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Humen Rights Watch oo sheegtey in la Baaro Denbiyadii uu galey ROOBAW.
Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda federaalka in ay baarto dambiyadii uu galay Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, kaddib markii maalintii shalay uu la hadlay warbaahinta.
Laetitia Bader oo ah cilmi bare sare oo ka tirsan hay’adda Human Rights Watch oo lagu magacaabo Laetitia Bader ayaa...
Ugu yaraan shan askari oo Police ah ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gobolka waqooyi-bari ee dalka-Kenya.
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al Shabaab ayaa weerarkaasi ku qaaday deegaanka ay ku sugnaayeen ciidamada, waxaana ay bili-liqeysteen dhammaan hubkii ciidamada iyo gawaaridii u yaallay...
Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhimatay weerar is-qarxin ahaa oo lagu qaaday suuq ganacsi oo ku yaalla wayoyi-bari dalka Nigeria , sida Police-ka ay sheegeen.
Laba qof oo is-qarxiyaal ah ayaa galay suuqa oo mid kamid ah ay aheyd dumar.
Sidoo kale Tobaneeyo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kaddib...
Allaha u naxariistee waxaa magaalada San Diego ee gobolka Califonia dalka Maraykanka ku geeryooday habeenimadii xalay wasiirkii hore ee arimha dibada Soomaaliya xiligii dowladii kacaanka Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Bare.
Geerida Cabdiraxman Jamac Barre ayaa waxaa idaacada VOA-da u xaqiijiyey wiilka uu adeerka u yahay Diriye Maxamed Siyad Barre oo hadda ku...
https://youtu.be/D0luRWE49E0
warsom2011@gmail.com
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasadeeda gun dhig weyn u tahay soo dhaweynta cid kasta oo ka tanaasusha sida hadalka ay u dhigtay falalka argagixiso.
War -saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Yariisow ayaa lagu sheegay Dowladda Federaalka in ay soo dhaweyneyso Mukhtar Roobow Cali oo...

















