Sunday, August 16, 2026
                        Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa soo kordhisay sanadkan kuliyad cusub oo lagu baranayo cilmiga Dawooyinka taasoo si rasmi ah uga mid noqotay kuliyadaha ay horey laheyd Jaamacadda, iyadoo kuliyaddan ay tahay tii ugu horeysay nooceeda ee abid laga hirgeliyo Soomaalia. Seminaar ku saabsanaa aqoonta ay xambaarsan tahay kuliyadan cusub...
                      Dadka ku nool deegaanka Lamu ee dalka Kenya, ayaa waxaa lasoo deristay cabsi xooggan, kaddib markii Al-Shabaab Arbacadii lasoo dhaafay deegaanka Lamu ay ku gowraceen Afar qof. Guddoomiyaha county-ga Lamu Gilbert Kitiyo ayaa sheegay in weerarku uu ka dhacay deegaanka Silini-Mashambani, halkaas oo saddex ka mid ah lagu dilay. Qofka...
                  Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo xooggan ka wada xaafaddo kamid ah degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa yimid kaddib markii shalay uu Qarax ka dhacay degmadaasi, sida laammaha ammaanka ee degmadaasi ay sheegeen. Ciidanka ayaa baaraya gaadiidka dadweynaha, waxaana xaafadda qaar la sheegayaa in ciidamada ay qab-qabteen rag...
                    Ururka Al Shabaab ayaa sheegay in Qalbi-Dhagax uusan wax xiriir ah la laheyn Al Shabaab, sidda ay haddalka u dhigeen. Dowladda Soomaaliya, ayaa shalay sheegtay in Qalbi-Dhagax uu xiriir dhow ah la lahaa kooxda Al Shabaab, taasina ay qeyb ka aheyd in loo gacan geliyo dowladda Ethiopia. Golaha wasiiradda ayaa sheegay...
                        Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr iyo dhammaan Agaasime Waaxeedyada ee Wasaaradda ayaa la kulmay Benson Mutiso oo ka socday hay’adda Baker Tilly Merali’s oo ah hay’ad ay UNDP u xilsaaratay in ay qiimayn ku sameeyso dhammaan hay’adaha dawladda iyada oo la ogaanayo awoodda hay’adaha...
                    Ra’iisul wasaaraha dalka Tunisia Youssef Chahed, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda, sida xukuumadda ay sheegtay. 13-wasiir ayuu xilka ka qaaday kuwaas oo ay kamid yihiin wasiirka arrimaha gudaha, difaaca iyo dhaqaallaha, waxaana uu magacaabay wasiiro kale. Siyaasi kamid ah xisbiga Ennahda, ayuu u magacaabay lataliyihiisa dhinaca dhaqaallaha, taas oo...
                        Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalladda Muqdishu Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta dhagax-dhigay waddada hormarta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye gaar-ahaan aga-gaarka tiirka cadaaladda ee Degmada xamar jajab. Waddada la dhagax-dhigay ayaa muddo bur-bursaneeyd islamarkaana isticmaalkeeda dhibaatooyin ay ku qabeen gaadidka iyo bulshada. Munaasabadda goobta dhagax-dhiga waxaa goob-joog ka...
Kaddib kulan saacado badan qaatay oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax ahaa xubin Argagixiso oo khatar ku ahaa amniga dalka. Wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo markii uu kulan soo...
                    Ciidamada maamulka Jubaland iyo kuwa dowladda Kenya ee ka tirsan howlgalka AMISOM, ayaa maanta howlgallo ka wadda Magaalladda Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe Magaalladda Dhoobleey, ku dilay saddex muwaadin oo u dhalatay dalka Kenya. Muwaadiniinta Kenyanka ee la dilaya ayaa waxaa ay ahaayeen Injineero...
Ciidamada amniga Somaliland ayaa xalay hawlgal ay sameeyeen ku soo qabtay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo lagu eedeeyey inuu ku kacay falal amniga ka dhan ah. Taliye ku xigeenka Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa sheegay in wadaadkan ka hor yimid dhallinyaro dhawaan lagu qabtay iyagoo ku gudda jira tababar...