Sunday, August 16, 2026
                    Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu ra'iisul-wasaaraha ka ahaa ay Ethiopia la gashay heshiis ay labada dal isku-weydaarsanayaan maxaabiis iyo muwaadiniin. Md. Sharmaare ayaa sheegay in heshiiska ay golaha wasiirrada xukuumadda Kheyre ay u cuskadeen dhiibistii Cabdikarin Muuse Qalbi-dhagax uu kaliya ahaa...
                        Dowladda Qadar iyo xulafadda uu hoggaamiyo Sacuudiga, ayaa waxaa muddo dhowr bilood ah ka dhax-taagan xiisad diblomaasiyadeed, oo meeshii ugu sareysay gaartay. Marka laga soo tago in wasiiradda arrimaha dibadda ee wadamadaasi ay wada hadlaan, si rasmi ah uma jirin wada hadalo dhexmaray qaar kamid ah Amiirada wadamadaasi. Warbaahinta dalka Sacuudiga...
                  Kooxo hubeysan ayaa xalay duleedka Magaalladda Muqdishu ku dilay askari ka tirsanaa ciidanka Booliska ee dowladda Soomaaliya, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Marxuumka ayaa waxaa lagu dilay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim oo u dhow Degaanka Sarkuus, ee dhaca duleedka caasimada. Askariga la dilay, ayaa sida la sheegay waxaa uu ka tirsanaa...
                          Inta la ogyahay saddex qof oo uu ku jiro qofkii is-Qarxiyay, ayaa ku geeryooday Qarax gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed, waxaa ay xaqiijiyeen in saddex qof oo kale ay ku dhaawacmeen Qaraxa. Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed, ayaa...
                    Dadweyne u badan haween iyo carruur ayaa maanta banaanbax looga soo horjeedo ciidamadda AMSIOM, waxaa ay ka dhigayaan degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dibad-baxa ayaa yimid kaddib markii maalmo ka hor ciidamadda AMISOM degmadaasi ay ku toogteen wiil dhallinyaro ah oo madaxa looga jiray, kaas oo xalay u geeryooday...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shalay kulan ku yeeshay magaalladda Muqdisho, ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ee maalinta berri ah ee taariikhda ay ku beegantahay 9/9/2017 looga hadli doono arrimo ay kamid yihiin go’aankii xukuumadda ay ka qaadatay arrinta Qalbi-Dhagax. Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka C/kariin Xaaji Cabdi (Buux),...
                    Wakaalladda Wararka ee dalka Suriya, ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee maamulka Israel ay weerareen saldhig milatari oo ku yaalla meel u dhaw tuulada Misyaaf ee gobolka Xama' ee galbeedka dalka Suuriya. Dowladda uu hoggaamiyo Bashaar Asad, ayaa eedeyn kala duldhacday maamulka Yahuuda. Ciidanka Suuriya ayaa ku tilmaamay duqaynta Israel in...
                    Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii shalay waxaa ay ku ansixiyeen heshiiska isu-celinta maxaabiista dowladdaha India iyo Soomaaliya, waxaana heshiiska dhawaan loo gudbin doono Baarlamaanka. Wasiirka Arrimaha Dibedda ayaa golaha soo hordhigay Heshiis ay Dowladdaha India iyo Soomaaliya kala saxiixdeeen ee isu-celinta maxaabiista, oo suurtogelin doona in maxaabiista...
                      Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay la kulmay wafdi ka socday Bankiga adduunka oo ay hoggaaminayso haweeneyda ururkaasi u qaabilsan dalalka Somalia, Tanzania, Burundi iyo Malaawi Bella Bird. Labada ayaa waxaa ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hay'adaha dawladda iyo bangiga adduunka iyo...
Afhayeenka Ururka ONLF Cabdulqaadir Xassan Hirmooge Caddaani oo la hadlay VOA ayaa si kulul u weeraray go’aankii dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay Ururka ONLF ee ahaa in Ururkaasi yahay mid Argagixiso. Caddaani ayaa sheegay in warka ka soo baxay dowladda Soomaaliya u arkayaan in uu yahay mid ay dowladda Itoobiya...