Monday, August 17, 2026
Wararka ka imanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay ay halkaa ka dhaeen rabshado raad ku reebay Soomaalida ku ganacsatada magaalada. Rabshadahan ayaa yimid kaddib markii Taksileyda Cape Town ka dhex shaqaysa iyo Shirkadaha kale ee Taxi Service-ka gaar ahaan Uber ay soo abaabuleen Dibadbax. Waxaa...
 Ra’iisul xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb geli doona shirka 72aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, ee ka furmaya xarunta UN-ka ee...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddiga ka kooban 15 xubnood oo baaritaan ku sameyn doona Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax iyo go’aankii ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya. Guddigaan ayaa ka shaqeyn doono sidii warbixin buuxda loogu keeni lahaa golaha shacabka isla markaana baaris dheer oo...
Haweenay reer Jabuuti ah ayaa sheegtay in lagala degay gaadhi ay la socotay wakhti ay maraysay deegaanka Oromadda, taas oo soomaalinimo darteed dhibaatooyin wejigeedda ka muuqda loo gaystay. Caasha Ciise waxay ka mid ah dad safar ahaa oo la socday gaadiid, kuwaas oo Soomaalinimo darteed loogala degay gaadhigii ay la...
Maamulka Koonfur galbeed ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray isbaheysiga Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, islamarkaana lagala tashan. War saxaafadeed ku qornaa Luuqada English oo ka soo...
Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa subaxnimdii hore ee saakay toogasho ku dilay Haweeney Guddoomiye laameed ka aheyd degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Goob joogayaal ayaa sheegay in raggan gurigeeda ugu galleenHaweeneydan oo lagu magacaabi jiray Foos Maxamed Xusseen, kadibna ay dhowr xabadood kaga dhifteen qeybaha sare ee jirkeeda Waxaa sidoo...
 Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in weli ay jirto saameynta ay yeelatay Abaartii ku dhufatay dalka, loona baahan yahay in la helo gargaar. Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo arrimaha bani’aadanimada maamulka Galmudug Mahad Maxamuud Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shacabka reer Galmudug in xoolohoodii ay ku waayeen Abaaraha, muhiimna ay tahay...
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta gollaha shacabka sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah xubnaha gollaha baarlamaanka. Kulanka ay maanta yeelanayaan xildhibaanada golaha shacabka ayaa ajandihiisu waxaa uu yahay Akhrinta koobaad ee Hindise Sharciyeedyada Waxbarashada iyo Biyaha oo ka mid...
Xaaska ra’iisal wasaarihii xilka laga qaaday ee Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa ku guuleystay doorashada ku celiska ahayd ee ka dhacday magaalada u kasoo jeedo ee Lahore. Natiijada hordhaca ayaa muujinaysa in Kulsoom Nawaz ku horeys shan iyo tobban kun oo cod. Doorashada ayaa la qabanayaa kaddib markii maxkamadda ugu sarreysa dalkaasi...
Ra’iisul wasaraaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadaha sababay dhimashada baahsan ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, waxaana uu tilmaamay in uu ka xun yahay qalalaasaha dhexmaray dadka rayidka ah. Ra’iisal wasaare Desalegn ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dhimashada ka dhalatay qalalaasaha labada, isaga...