Thursday, August 6, 2026
Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiiskii nabadeed ee Pretoria lagu gaadhay dhammaadkii dagaalkii labada sano socday ee Tigray. Warbixin cusub oo ay daabacday DW ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Eriteriya  ay si qarsoodi ah u taageerayaan...
Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Charles Nicholas King ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalln Fiqi xaruntii tababarada ciidamada oo ay  dowladda Ingiriiska ka dhistay Baydhabo. Xaruntaan oo ay dowladda Ingiriiska ka furtay magaalada Baydhabo sanadkii 2019-kii ayaa wax badan ka...
Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ku dhisantahay maamul gaar ah oo kasoo baxay deegaanka Beesha Dhulbahante. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay soo dhaweysay doorkii ay Isimada Beesha Dhulbahante ka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa amar deg deg ah ku bixiyay in si dhaqso leh gurmad loogu fidiyo dadka ay abaartu ku dhufatay deegaano ka tirsan gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac, Lughaya iyo tuulooyinka hoos yimaada. Hadalkan ayaa yimid kaddib markii uu shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah...
Ganacsatada ku sugan qeybta Bagaashka ee Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa si adag uga cabanaya dhul boob iyo barakicin ay sheegeen in si xoog ah loogu hayo, iyagoo tilmaamay in muddo ku dhow 50 sano ay goobahooda ganacsi ku shaqeysanayeen. Mid ka mid ah ganacsatada la hadlay warbaahinta ayaa dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjire Charles Nicholas King oo ah safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya. Danjire Charles Nicholas King ayaa kulanka uu la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya waxaa ku wehlinaayay saraakiil ka tirsan safaarada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjire Charles Nicholas King oo ah safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya. Danjire Charles Nicholas King ayaa kulanka uu la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya waxaa ku wehlinaayay saraakiil ka tirsan safaarada...
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa shalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay ku dhawaad 15 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland, sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo ammi. Dagaalka ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Togga Miiraale iyo Xabley, halkaas oo...
Dowladda Yemen iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan diblomaasiyadeed oo muhiim ah ku yeeshay magaalada London, kaas oo lagu falanqeeyay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya kooxda Xuutiyiinta iyo kooxaha argagixisada ka howlgala gudaha Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika. Kulankan ayaa waxaa yeeshay safiirka Yemen ee UK, Dr. Yaasin...
Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda saddexda xisbi ayaa yeeshay shir ay kaga tashadeen mawqifka ay ka istaagayaan shirka ka socda xarunta SSC-Khaatumo ee Laascaanood, doorashooyinka soo socda, iyo safaradii uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ku tagay dibadda. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu yidhi: "Shirka waxa si adag loogu cambaareeyey...