Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa sheegay in dhawaan dalka soo gaari doonaan khubaro reer Yurub ah oo sida uu hadalka u dhigay qiimeyn ku sameyn doona habka bixinta Baasaboorka Soomaaliga.
Waxaa uu sheegay in ujeedada socdaalka khubarada reer Yurub ee imanaya tahay...
Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay taliyaha guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Axmed Jimcaale Geedi, danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Baker, saraakiil ciidan...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Bariire.
Weerarkan oo dhacay waaberigii hore ee saakay ayaa socday muddo waxaana dadka ku sugan deegaanada ku dhow...
Wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaliya u bannaana tahay in ay go’aan ka gaarto arimaha la xiriira duulimaadyada, kaddib markii madaxweynaha Galmudug garoonka Cadaado uu ka mamnuucay diyaaradaha ka imanaya Muqdisho.
Maareeyaha Guud ee ee Hey’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf...
Wasiirka wasaarada ammniga gudaha Maxamed Abuurkar Isloow iyo taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen Mukhataar Xusseen Afrax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii maalintii shalay lagu toogtay xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaanshi iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha Ururka haweenka.
Wasiir Isloow ayaa sheegay in ay socdaan baaritaanno...
Balan Qaadki Turkiga ee ahaa in ay dhisayaan Toban kun Guri oo ay hada Shaaciyeen in ay Bilaabayaan.
Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin caawinaada turkiga uu siiyo Soomaaliya sida gargaarka, caafimaadka, mashaariicda horumarineed iyo kuwa kale.
Danjiraha oo ka hadlayey ballan qaadkii uu sameeyey madaxweynaha Turkiga booqashadiisii ugu dambeysay ee Muqdisho uu ku yimid...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Khamiista maanta ah ay wafdi heer sare ah u direyso gobolka Rakhine ee dalka Myanmar si gargaar bani,aadannimo loo gaarsiiyo dadka ay colaaduhu saameeyeen ee ku harsan gobolka.
Afhayeen u hadlay Qaramada Midoonbay oo lagu magacaabo Stephane Dujarric ayaa sheegay in ay rajo weyn ka...
Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Cadaado looga mamnuucay in ay ka degaan diyaaradaha ka imaanaya Muqidsho, marka laga reebo dyaaradaha hay’adaha Samafalka iyo kuwa AMIOSOM.
Madaxweynaha Galmudug ayaa faray dhammaan hay’adaha ay ku socoto warqadan in...
Wasiirka arimaha dibeda Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha dowladda Soomaaliya ku wehlinaya booqashada Sacuudi Arabia ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada ee qaatay mowqifka ka dhanka ah kan dowladda ee la xiriira xiisada Khaliijka.
Yuusuf Garaad oo u waramayay Idaacada...
Maamul goboleedyada Somalia ayaa ka hor-yimid fara-galin la sheegay in dowladda Somaliya ay ku hayso maamulka Gal-Mudug oo maalin ka hor ay xildhibaanadiisu qaarkood xilka ka xayuubiyeen Madaxweyne Xaaf.
War-Murtiyeedkan oo ay si wada jir ah ugu saxiixnaayeen madaxweynayaasha Puntland,Koonfur Galbeed, Hirshabelle,Jubbaland iyo Gal-Mudug ayaa walaac xoogan looga muujiyay habka...


















