Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta xariga ka jaray saldhigga military oo dowladda Turkiga ay ka hergalisay magaalada Muqdisho.
Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiilo ka socday Beesha Caalamka, saraakiil ka kala socday Turkiga iyo Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xassan Cali Kheyre oo...
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa biloowday qorshe la doonayo in lagu mideeyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobollada dalka, ayadoo dowladdu ay arimahaasi u xilsaartay gudiyo gaar ah oo tirakoob kusoo sameeya ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobollada Soomaaliya.
Xubno ka tirsan gudiga taakuleynta ciidamada Soomaaliya oo...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug.
‘’Annaga markii aan is...
Dowladda Kenya ayaa ka digtay weeraro ay soo qaadaan xoogagga Al-shabaab oo ka dhaca magaalada Mandera iyo deegaannada dhaca gobolka Waqooyi Bari Kenya
Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi la xiriirta weeraro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka ka yimaada dalalka...
Donald Trump ayaa aqbalay iscasilaadda xoghayihiisa caafimaadka Tom Price oo ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi.
Tom Price ayaa cadaadis xooggan la kulmay kaddib markii ay caddaatay in uu diyaarado khaas ah uu ku aaday safarro shaqo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday tilaabada oo uu qaaday wasiirka...
Saldhiggan oo noqonaya kii ugu ballaarnaa oo laga dhiso meel ka baxsan dalka Turkiga ayaa waxaa mar kaliya lagu tababari karaa 1500 oo Askari sida ay sheegeen saraakiisha Turkiga
Munaasabada furitaanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeybgallaan mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka, taliska military Turkiga, saraakiisha ciidamada AMISOM ee...
Waxaa lagu guuldareystay dadaalladii Nabadeed ee la doonayay in leysugu keeno dhinacyada isku haya siyaasada Galmudug oo hadda u muuqda mid khilaafkeedu sii xoogeystay.
Xildhaaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda oo halkaa u tagay in ay meel isugu keenaan dhinacyada iska soo horjeeda ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka iyo...
AMISOM iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay in shilkii dhowaan ka dhacay Isgoyska KM4 magdhow laga bixiyo, isla markaana labada dhinac sameeyeen guddi ka shaqeeya xalinta dhacdooyinkaasi.
Gudoomiyaha Gobolka Baanadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa xarunta Gobolka banaadir ku qaabilay Madax ka tirsan AMISOM oo kiiskan ay ka wadahadleen, waxaana...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka aag ka caagan xasaradaha oo laga hirgelinayo gobolka muhiimka ah ee Idlib ee waqooyiga Suuriya.
Hadafka arrintani ayay madaxdani ku sheegeen sidii loo dhameyn lahaa dagaalka sokeeye ee Suuriya.
Kaddib markii ay dhamaadeen...
Ra’iisal wasaarada Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay in la kordhinayo qorshaha Howlgalka Xasilinta, kaasi oo lagu nabadeynayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Waxaa uu sheegay in mar walba nabad-galyada ku xiran tahay sida ay u wada shaqeeyaan ciidamada shacabka hadafkana uu yahay in magaalada iyo dalka oo dhan la nabadeeyo.
‘’Shacabka...


















