Monday, August 17, 2026
Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa beeniyay in ciidamada militariga ku sugan deegaannada Galmudug qeyb ka yihiin xiisada siyaasadeed ee halkaa ka Aloosan. C/llaahi Imaan oo ah afhayeenka taliska militariga ayaa sheegay in waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in ciidamada militariga dowladda Soomaaliya ku lug leeyihiin khilaafka siyaasadeed ee...
Qof Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Canada ayaa loo soo qabtay weerarkii magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo shan qof lagu dhaawacay, Abdulahi Hasan Sharif oo da’diisa lagu sheegay 30 sano jir ayaa looga shakisan yahay in uu tooriyeeyay nin booliis ah uuna maalintii Sabitada dhaawacay afar qof oo...
Wasiirka wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuurkar Isloow oo warbaahinta kula hadlay xarunta Jen Kaaye, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka uu marayo baaritaanka falkii dilka ahaa ee todobaadkii hore ka dhacay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay in baaritaanka arintan ku saabsan oo ay iska kaashanayaan...
Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa  gudoonsiiyey lixda musharax ee saddexda xisbi uga qaybgali doonta  doorashadda madaxtooyada ee Somaliland ee bisha November 13-keedda ka  dhici doonta Somaliland. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay in lixda musharax buuxiyeen shuruudihii laga rabay musharaxnimadda, waxaanay siiyeen shahaadooyinkii loogu aqoonsanayey musharaxnimadda. Gudoomiyaha  guddida doorashooyinka Cabd  iqaadir Iimaan Warsame oo...
Saraakiisha hey’addaha Amniga ayaa soo bandhigay Hub, Rasaas iyo maandooriyayaal lagu soo qabtay howl galadii maalmahan laga sameynayay magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow iyo saraakiisha Booliska ayaa goob joog ka ahaa halkii lagu soo bandhigayay oo aheyd dugsiga Tababarka Booliska ee Jen, Kaahiye. Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in waxyaabahan...
                    Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi aysan diyaar u ahayn xal u helidda khilaafka ka taagaan hanashada nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi. Xogayhaya ayaa hadalkan shaaca ka qaaday isaga oo ku sugan caasimadda dalka China ee Beijing, waana markii u horaysay ee tan iyo intii...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar Ali Abdel Aal. Labad guddoomye baarlamaan ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada Baarlamaan, sidii la isku weydaarsan lahaa waayo aragnimo iyo iskaashi la xiriira howlaha baarlamaanada labada dal. Sidoo kale labada guddoomiye ayaa yeeshay kulan...
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Baay ayaa sheegaya in xalay madaafiic lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal. Madaafiicdan oo loo adeegsaday hoobiye ayaa la sheegay in qeybo ka mid ay ku dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo lama sheegin cid wax...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka sida ay xalay Cadaado uga dhawaaqeen xildhibaanno ka tirsan maamulka. ‘’Guriga la leeyahay waa lagu shiray iyo halka aan ku xirranahay Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka 20...
Xildhibaannada labada gole ee labadii cisho ee la soo dhaafayba ku sugnaa Cadaado ayaa ku guuleystay in ay dibeda uga ssaaran magaalada ciidamo la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen xasarada siyaasadeed ee Galmudug. Ciidamadan qaarkood oo sitay Tuutaha militariga Soomaaliya kuna hubeysnaa gadiidka dagaalka ayaa la sheegay in la...