Monday, August 17, 2026
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go’aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah. Duraan Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu sax ahaa go’aanka...
Koox looga shakisan yahay in ay yihiin maleeshiyo ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidammada Hindiya ku leeyihiin deegaanka Srinagar oo ka tirsan qaybta ay Hindiya maamusho ee gobolka Kashmir, sida ay saraakiishu sheegeen. Saddex askari oo kuwa xadka ilaaliya ah ayaa ku dhaawacmay weerarkaas, kaas oo billawday 4:00 saacadda...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay weerarkii shalay oo Isniin aheyd ka dhacay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ku qornaa Luqada English-ka ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu...
Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha ku yaalla dalka Kenya, kuwaasi oo aad u fara badan. Saraakiil u hadashay WFP ayaa ujeedada ay Hay’adda cuntada hoos ugu dhigtay waxaa ay ku...
                    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahad celiyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka gaar ahaan deeq dhan $50 Milyan oo dollar oo dhawaan ay soo gaarsiisay Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa yiri “Waxaan si kal iyo laab ah uga mahadcelineynaa Boqortooyada Sacuudiga...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xarunta madaxtooyada saxiixay sharciga isgaarsiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta. Munaasabada heshiiskan lagu saxiixay ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha Aqalka Sare, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka, Ra’iisal wasaare ku-xigeenka, Xildhibaano iyo bulshada rayidka. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabada...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Barriire ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo saacado badan qaatay mar kale uu xalay halkaa ku dhaxmaray xoogag ka tirsan Al-shabab iyo ciidamada dowladda. Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar ku bilowday madaafiic ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Milateriga ku leeyihiin...
Inta la xaqiijinayo 50 ruux ayaa ku dhimatay tiro kale oo intaa ka bandanna waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob uu ka socday bandhig faneed, magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalka Mareykanka. Madaxa booliiska degmada Clark Joseph Lombardo ayaa sheegay in laba Sarkaal oo aan xiligaas...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyay Idaacada VOA ayaa soo hadal qaaday khilaafka ka dhax taagan mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Galmudug iyo shirka magaalada Kismaayo. “Arrintan Galmudug, sida hadda loo maareeynayo si ka duwan in loo maareeyo ayeey aheyd, dadka la isku soo dhoweeyo, waa...
Gollaha wasiirada maamulka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ku eedeeyay dowladda federaalka in ay ka danbeyso sida ay hadalka ku dhigeen xiisada siyaasadeed ee ka dhaxtaagan maamulka. Maxamed Aadan Cusmaan wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in golaha Wasiirada ay ka digayaan cawaqib xumada ka dhalan karta...