Duubabkii DHaqanka ee Soo Xuley Barlamaanka Federalka Soomaaliya War Kasoo saarey Xaaladda Dalka.

0
566

Odayaasha 135-ta ah ee soo xulay xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay ku taageereen qorshaha dowladda ee xasilinta dalka.

Odayaasha ayaa dhinaca kale si gaar ah u soo qaatay dhacdooyinkii 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad badan ku dhinteen.

Akhriso :

 

warsom2011@gmail.com