Tuesday, August 18, 2026
Diyaarad sida gargaar dawo ah oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa goor dhoweyd soo caga dhigatay garoonka diyaarahada Aadan Cadde ee magaaalada Muqdisho. Waxaa garoonka ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu waddaa in maanta ay yimaadaan diyaarado sidda gargaar caafimaad. Shalay ayaa waxaa Muqdisho yimid diyaarado...
Waxaa isa soo taraya cambaareynta caalamiga ah ee loo soo jeedinaya kuwi ka danbeeyay qaraxi uu dhiiga badani ku daatay ee 14-ki October. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaan Mareykanka ayaa si xoog leh loogu cambaareeyay weerarkaasi. Qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay dadka badani ku...
Xusseen Axmed Gadiid oo ka mid ah dhakhaatiir ka timid dalka Jabuuti ayaa sheegay in maanta ay ka bilaabi doonaan magaalada Muqdisho gurmad caafimaad oo ay u sameynayaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho. Dr Gadiid ayaa sheegay in dhakhaatiirtan ka timid Jabuuti ay u badan yihiin kuwo ku taqasusay Jajabka...
Waxaa soconaya gurmad xooggan oo laga wado goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii todobaadkan ee Isgoyska Zoobe, waxaana soo baxaya shaki laga qabo in ay jiraan dad nool ku hoos jira dhismayaasha bur buray. Shaqaalaha gargaarka deg deg ayaa sheegay in ay qabaan rajo weyn oo ah in la helo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga gurmadka deg deg ah oo markiiba ay u fidiyeen dadka ay wax yeellada ka soo gaartay qaraxii 14kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka caafimaadka Turkiga oo maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Farmaajo waxaa...
  Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ayaa haddana dhinaca kale qaar ka mid ah Agaasimayaasha goobaha caafimaadka waxaa ay xaqiijinayaan tirada rasmiga meydadka la soo gaarsiiyay goobahooda caafimaadka. Ku-xigeenka koowaad ee gollaha Aqalka sare Abshir Maxamed...
Ra’isal wasaaraha Itoobiya ha Hailemariam Desalegn ayaa kulamo gaargaar ah la yeeshay saddexda musharaxiin ee saddexda xisbi ee Somaliland. Dawladda Itoobiya ayaa marti qaadyo gaar gaar ah usoo dirtay saddexda hogaamiye ee xisbiyadda Somaliland uga qaybgalaya doorashada soo socota ee November 13,keedda lagu waddo inay ka dhacdo Somaliland. Dawladda Itoobiya si...
 Guddoomiyaha gollaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi iya oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in la baajiyay kulan ay lahaayeen gollaha. Guddoomiyaha ayaa ku sheegay sababta ay u baajiyeen kulanka ayaa sheegay in ay murada iyo dhibta la qeybsanayaan shacabka Soomaaliyeed oo wali la anfariirsan qaraxii shalay. Waxaa uu shacabka...
War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu Diray ehelada,Asxaabta, qaraabada, iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed, dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii shalay ka dhacday magaalada Muqdisho taasi oo ay ku nafwaayeen tiro shacab ah. Madaxweyne Waare oo sii hadlay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii uu qaraxa ka dhacay shalay Isgoyska Zoobe iyo Isbitaalada la geeyay dadkii ku dhaawacmay. Madaxweynaha ayaa mid mid u gacan qaaday dadka ay dhaawacyada ka soo gaareen qaraxii shalay, isagoo u rajjeeyay in uu Alle uu bogsiiyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa goobtii qaraxa...