Shirkan oo uu maanta si rasmi ah u daahfuray madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir aayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyeyaasha baarlamannada dalalka Carbeed oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari, iyo mudneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ee xubnaha ka ah Baarlamanka carabta.
Sida uu sheegay Madaxweynaha...
Shirka oo ay ka qeybgalayaan dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka.
Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow, guddoomiyaha guddiga warfaafinta baarlamanka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, iyo dhamaan wasiirada dowlad...
Hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo si kulul uga jawaabay natiijadii ka soo baxday doorashadii ka dhacday Kenya ee la sheegay in uu ku guuleystay madaxweynaha talada haya ee Uhuru Kenyatta.
Raila Odinga ayaa sheegay in wixii ka dhacay Kenya aysan aheyn doorasho waxana uu ku baaqay in dib loo qabto doorasho...
Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Rasadaay ee duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM.
Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM, ayaa gelinkii dambe ee Isniintii isaga baxay Degaanka Rasadaay, iyadoona ay muddo gaaban kadib la wareegeen Shabaabka.
Ciidamada Uganda,...
Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii shalay la horgeeyay Baarlamaanka.
Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Ibraahim Muudey ayaa ku wargeliyay Guddiyada Amniga iyo...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo qeyb ka ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada ee ka socda Muqdisho ayaa sheegay dalka in uu u baahan yahay xasilooni siyaasadeed.
Wuxuu sheegay Gaas haddii la doonayo xasilooni siyasadeed in ay ku imaaneyso...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo bilaha soo socda sidii looga wada shaqeyn lahaa sidii dalka loo xoreyn lahaa, kadib khudbad uu xalay ka jeediyay shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda federaalka ay ka go’an tahay in...
Kulanka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintiisii labaad.
Ajandaha looga hadlayo shirka oo ka kooban Shan qodob ayaa la soo bandhigay kuwaa oo kale ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, dib u eegista dastuurka iyo Doorashooyinka.
Halkan hoose...
Tani waa xoriyad kale oo dheeraad ah oo la siinayo Dumar Sacuudiga, kaddib markii la sheegay in loo ogolaanayo daawashada ciyaaraha garoommada lagu qabto sannadka soo socda, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Qoysaska ayaa awoodi doona in ay gudaha u gallaan Garoommada ku yaalla saddex magaalo oo waawayn oo kala ah...
Wafdi uu hogaaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari o booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa maanta magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Sudaan kulan kula qaatay gudoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Suudaan.
Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo waddigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay xarunta Baarlamaanka ee dalka suudaaan, waxaana labada guddoomiye ay...


















