Tuesday, August 18, 2026
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ka soo gudbeen xudduuda uu gobolka la wadaago Itoobiya. Ciidamadan ayaa gaaraya illaa Kun Askari, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan inay wataan hub culus. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamadan ay ka qeyb qaadanayaan...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 50 Xildhibaan ay saxiixeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaannada aya madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo ku tumasho dastuurka maamulkaas iyo kan dowladda Federaalka. Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in xilligan...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa faray wakaaladda ilaalada xuduudaha ee dalkaas in ay adkeeyaan baadhitaanka dadka ajaanibka ah ee gala Maraykanka. Waxaanu amarkan soo saaray ka dib weerarkii Manhattan ee sideedda qof lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawcay. Boolisku waxay sheegeen in nin ka soo haajiray dalka Uzbekistan oo magaciisa...
Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta mar kale kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kulan ka yeelanayaan xaalada amni ee dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa amni darada ka jirta Muqdisho. Kulanka Guddiyada Difaaca iyo Amniga baarlamaanka oo looga ka doodayo xaalada amni...
Wasiirka Dekeddaha ee dowlad gobolleedka Puntland Saciid Maxamed Raage oo la hadlay warbaahinta degaanada maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay khilaafka cirka isku sii shareeray ee u dhaxeeya ganacsatada Boosaaso iyo Shirkadda DP-world. Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dejiyo xiisada, maadaama uu tilmaamay heshiiska lala galay...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejiysay dowladda Soomaaliya 311 askari oo ay tababar saddex bilood ah ugu soo gabagabeeyeen magaaalada Muqdisho. Munaasabada wareejinta ciidamada ayaa ka dhacday Xerada Jeneraal Gordan iyadoo lagu wareejiyay dalka ciidamada xoogga Ciidamadan gaaraya 311 askari oo qalabkooda u dhameystiran yahay. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweyne ku -xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Cali Gacal Casir iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad. Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayay xal u helida khilaafka Galmudug, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu bilaabo waan waan uu...
                        Kulan wayn oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaradda kala duwan ee  degmooyinka Magaalada Moqdishu ayaa lagu lafa guray  cidda qaadanaysa mas’uuliyadda  xasuuqyadda is xigxiga ee shacabka degan magaaladda Moqdishu ku habsaday. Kulanka oo cinwaan looga dhigay “ isla xisaabtan” ayaa dhaliilo kal duwan loogu soo jeediyay  dowladda Soomaaliya.  Xasuuqii October  ee...
  Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Somaliland, ayaa baaq ku aadan habsami u socodka ololaha doorashadda madaxtooyadda ee saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Waddani ay ku hirdamayaan taladda dalka ugu baaqay in laga dheeraado wax kasta oo amniga iyo dhaqanka Suuban ee Somaliland waxyeelaaya in laga fogaado...
  Inta la xaqiijinayo 8 ruux ayaa lagu dilay tiro kale oo intaa ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, kaddib marki uu nin waday gaari kuwa xamuulka ah uu jiirsiiyay dad ku dhax socday waddo aad mashquul u ah oo ku taalla magaalada New York ee dalka...