Tuesday, August 18, 2026
Wasiirkii shaqadda iyo arrimaha Bulshadda Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo iyo xubinimaddii golaha dhexe ee uu xisbiga KULMIYE ka ahaa, waxaanu ku sababeeyey is casiladaasi in aanu doonayn in codka deegaannkiisu ku dhicin meel aan ku haboonayn. “Waxaan u sheegayaa cid kasta inaan si buuxda uga...
  Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lala eegtay Koox ka tirsan Ururka Daacish oo ka dagaalama deegaannada Puntland Cabdiwali Gaas ayaa sheegay hay’adaha ammaanka maamulka Puntland in ay xaqiijiyeen weerarkan in lala beegsaday hoggaamiyaha kooxda Daacish C/qaadir Sheekh Cali Muumin,...
                                                                                                 ...
Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibaannada Aqalka sare ee dowladda Soomaaliya ayeey ugu danbeyntii isku raaceen in wixii hadda ka danbeeya golluhu qeyb ka noqdo Ansixinta Miisaaniyada dowladda oo markii hore ku koobneyd  oo kaliya gollaha shacabka. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayeey uga dooddeen xildhibaannada arrinta...
                      Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo sidoo kale tobanaan wasiiro hore ahaan jiray, talaabadaas ayaa la sheegay in looga golleeyahay in lagu cidhib tiro musuqmaasuqa. Dhaxal sugaha taajka boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan, oo...
  Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah wuxuu uga furmay 31kii Oktoober 2017 Hoteelka Jaziira ee magalada Muqdisho. Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober...
Safiirka Iskutaga Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Al Othman ayaa la kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mohamed Ali Guyo, iyaga oo ka wada hadlay xaalada Soomaliya. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya UAE iyo IGAD, gaar ahaan safaarada Imaaraadka iyo...
Donald Jey Trump Madaxwaynaha Mareykanka ayaa gaaray dalka Japan lugtiisii ugu horeysay ee booqashada uu ku marayo dalalka Qaaradda Assia hlkaasi oo uu kula kulmayo madaxda wadamada uu tagayo. Mr Trump oo ciidamada Mareykanka iyo kuwa Japan kula hadlayay saldhiga Yokota oo u dhaw magaaladda Tokyo ee caasimadda dalka Japan...
Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka da’ay Roob xoog leh oo ilaa saakay saameyn adag ku yeeshay isku socodka magaalada, waxaana la soo sheegayaan khasaare nafeed oo ka dhashay roobka. Roobka oo xoogiisa da’ay saqdii dhexe ee xalay ayaa saameyn weyn ku yeeshay dadka degan xeryahay barakacayaasha magaalada Muqdisho, waxaana illaa...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa dhawaan ka furay magaalada Chicago ee xarunta gobolka Illinois, shirweynihii ugu horreeyay ee uu hoggaamiyo kadib markii uu ka dagay xilka madaxtinimada ee wadanka Mareykanka. Obama oo markisii ugu horeysay furay hay’addiisa Sama-fal ee “Obama Foundation”, ayaa gogashii lagu daah-furay waxaa ka qeyb...