Tuesday, August 18, 2026
                    Wasiirka wasaarada batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay oo ahaa in wafdi uu horkcayo ra’iisal wasaare Kheyre ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka furmaya magaalada Nairobi. Wasiirka ayaa sheegay in ka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khader ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma El-Sheekh ee dalka Masar, isaga oo halkaa uga qeybgalaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada oo saamayn wayn...
Ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee Al-shabaab guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya. Lt Col Bagenda, oo ah Taliyaha ciidamada Holwgalka Uganda qeybta 11-aad ayaa sheegay ciidamada  AMISOM oo garab ka...
Madaxweynayaasha dowlad gobolleedka qeybta ka ah dowladda federaalka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta hortagay mudanayaasha Aqalka sare. Ugu horayn waxaa halkaasi warbixin ku aadan waxyaabaha u qabsoomay Aqalka sare iyo shaqadooda waxay tahay ka soo jeediyay  Abshir Maxamed Axmed guddoomiye Koowaad ee gollaha Aqalka sare. Madaxweyneyaasha...
 Wararka ka imanaya degmad Bu’aale gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaa Al-shabaab ku toogteen Afar nin oo ay ku eedeeyeen in ay Basaas u ahaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya. Fagaare ku yaal magaalada Bu’aale ayaa lagu toogtay Afar Nin oo lagu soo eedeeyay in ay la shaqeynayeen...
Amiir Mansuur Bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku burburtay Konfurta Sacuudiga oo dhacda Xuduuda sacuudigu la leeyahay dalka Yeman. Wakaaladda wararaka rasmiga ah ee Sacuudiga(WAS) ayaa soo warisay in Amiirka dhintay uu xiligaasi ku jiray kormeer...
Iyadoo dhawaan Puntland uga digtay Soomaaliland in Sanaadiiqda codeynta la geeyo deegaanno qaar oo Puntland ay isku hayaan Soomaaliland, ayaa waxaa arintaan ka jawaabay wasiirka Amniga Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye. Wasiirka ayaa sheegay in digniinta iyo hanjabaada uga timid Puntland tahay oo kaliya mid Afka ku kooban, laakiin baaqaya iyo...
                        Mas'uuliyiinta gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in labaatan iyo lix qof lagu dilay kaniisad ku taala magaalada Sutherland Springs ee gobolkaasi, kadib markii uu rasaas ku furay nin hubeysan. Wararku waxaa ay sheegayaan in shan iyo labaatan qof oo kale ay ku ku dhaawacmeen weerarka. Magaalada uu weerarka...
  Maxakamad hoostagta maamul gobolleedka Galmudug oo ku taalla magaalada Gaalkacyo ayaa xukun ku ku riday Kalluumeysato u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah uga kalluumeysanayay. Muwaadiniinta reer Yemen ee la xukumay oo gaarayay Saddex Badmaax ayaa la shaqeynayay Doon lagu magacaabo Al Ikhlaas1...
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C/laahi Cali Caanood ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay kula wareegeen deegaanno ay horay gacanta ugu hayeen Al-shabaab. Abaanduulaha ayaa sheegay in ciidamada dowladdaAl-Shabaab kala wareegeen degaano ka tirsan labada gobol Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Waxaa uu sheegay in sidoo kale...