Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa ugu baaqay hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi in uu ka laabto hammigiisa ah in uu sameysto gantaalada iyo hubka niyuukleerka.
Trump ayaa dhanka kale ammaan u jeediyay Kuuriyada Koonfureed, waxaana uu ku bogaadiyay horumarka iyo sida ay dalkaasi uu...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa aya ku amray ganacsatada ku dhaqan magaalada Beledweyne in ay qaataan lacagta shilling Soomaaliga.
Guddoomiyaha ayaa ayaa sheegay in qaar ka mid ah deegaannada kale ee gobolka si caadi ah looga isticmaalo lacagtan Shilling Soomaaliga, sidaa daraadeed aysan jirin sabab looga diido magaalada...
Wararka ka imanaya degmda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda toogasho ku dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka.
Qofka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Nuur Cali Xusseen,waxaana la sheegay in uu ka mid ahaa dadka ku dhaqan degmada...
Tirada ciidamada howlgallka midowga Africa AMISOM ayaa la sheegay in la dhimayo ilaa 1000 askari dhammaadka sannadkan
Franscisco Madeira madaxa hawlgalka AMISOM ayaa maanta ugu sheegay weriyayaasha magaalada Muqdisho dhimista ciidanka darted uu jiri doono dhaqdhaqaaq badan oo ciidamada AMSIOM ah waxaase uu ka digay inaysan arrintaasi noqonin mid keenta...
Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in wasaaradda ay lacag dheeraad ah ku kordhisay canshuurta laga qaado wax-yaabaha laga soo dejiyo dekedda Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka sheegayo in lacag dheeraad ay wasaaradda dul saartay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay xarunta wasaaradda gaashaandhigga wasiiru- dowlaha wasaaradda ahna ku-simaha wasiirka iyo saraakiisha ugu sarraysa ciidamada xoogga dalka.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay abaabulka ugu dambeeya ee ciidamada xooggu ay ugu diyaar garoobayan dagaalka ballaaran oo ka dhan ah Ururka Al-shabaab.
Saraakiisha ciidamada ee uu la...
Ciidanka Amniga Somaliland ayaaa sheegay inay qabteen dad qoysas danyar ah kaadhadhkii ay ku codaynayeen ugu bedelaya raashin,isla markaana urursanaya kaadhadh aanay lahayn.
Kaadhadhkan la urursanayey ayaa la sheegay inay ahaayeen laba iyo lixdan kaadhkii codeynta, kuwaas oo dadkii lahaa loogu bedelay raashin, waxaanay ciidanka gacanta ku soo dhigeen kaadhadhkii...
Dowladda Sacuudiga dul dhigtay madaxa hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen, C/Maalik Al-Xuuti iyo 40 Sarkaal oo la shaqeysa, isagoo sidoo kale dul dhigay madaxooda lacag gaareysa 30 Million oo dollar.
Sidoo kale liiska waxaa ku jira oo qeyb ka ah madaxa gollaha siyaasadda Xuutiyiinta, Saalax Al-samad iyo Gacan-Yarayaal kale oo kooxdaas ka...
Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Liibiya ayaa lagu eedeeyay in ay rabshado kula keceen dadka muhaajiriin ah, kuwaasi oo shan ka mid ah ay dhinteen xilli hawlgal samatabixin ah laga waday badda Mediterranean.
Hay’adda Sea Watch ee dalka Jarmalka ayaa sheegtay in mid ka mid ah Maraakiibtooda ay u suurtagashay in...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in la soo afjaro rabshadaha ka taagan gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, kuwaasi oo sababay in boqolaal kun oo qof oo ka tirsan qowmiyadda Rohingya ay guryahooda ka qaxaan.
Milatariga dalkaasi Myanmar ayaa gudaha gobolkaasi waxaa uu ka wadaa wax ay saraakiisha Qaramada...


















