Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Soomaaliya Cali Maxamuud Cali ayaa xalay ku geeryooday magaalada Muqdisho.
Alle ha u naxariistee taliyaha ayaa dhawaan xaalad caafimaad darro loo geeyay dalka Hindiya, halkaasi oo baaritaano uu ku soo qaatay, sidoo kalena lagu soo daweeyay, kadiba dib loogu soo celiyay Muqdisho.
Ehelada marxuumka ayaa ayaa warbaahinta...
Shirka oo ahaa mid u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya, Ganacsato iyo deeqbixiyeyaal oo labo cisho ka socday magaalada Muqdisho, ayaa ayaa ugu danbeyntii leysku afgartay qodobo dhowr oo ay ugu muhiimsan yihiin in la helo siyaasad iyo sharci jaangooynaya horumarka Tamarta, in la helo shirkadihii fulin lahaa howshaas, in la...
Madaxweyne Trump ayaa kulan la qaadanaya dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, xilli Trump oo ku gudo jiro maalintii labaad ee booqashadiisa uu ku joogo Beijing.
Trump ayaa la filayaa in uu dhiggiisa Shiinaha ka dhaadhiciyo in uu cadaadis ku saaro in ay joojiso barnaamijkeeda Niyuukleerka, arrintaasi oo ah ujeedada ugu...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay markii ugu horeysay qalalaasaha ka taagan Dekedda Boosaaso ee gobolka Bari.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in la sii wadi doono mashruuca dhismaha dekedda Boosaaso, isaga oo sheegay in ay jiraan shaqsiyaad dano gaar ah leh oo sida uu hadalka u...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab, kaasi oo uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo.
Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Prof. Sokor Jaamac Geyre oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab in ay bilowdeen, hadana ay...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay BBC ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qorshaha dowladda ee la xiriira sugida amniga dalka, madaama uu socdo qorshe lagu dhimayo tirada ciidamada AMISOM.
"Soomaaliya waxay isku duba riday hab nabadgelyo oo wanaagsan, waxaanan aaminsanahay in ciidammadeena...
Hay'adda Rapewatach International oo fadhigeedu yahay Somalia , isla markaana u dood-da xuquuqda haweenka iyo caruurta loo gaysto tacdiyada ka dhanka ah jinsiga ayaa dowladda Puntland ka dalbatay in cadaalad-da la marsiiyo askari bishii hore gabar dhalinyaro ah ku kufsaday magaalada Bosaso.
"Walaal arinta dhacday waxa ay mudan-tahay in si...
Habka Loo Bixiyo Bassaborka Soomaaliya oo Qiimeyn lagu Sameynayo ayna Sameynayaan KHuburo Shisheeye.
Khubaro arrimaha hubinta dukumentiyada u qaabilsan dalka Norwey ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay u arkaan habka qaadashada Baasaboorka Soomaaliya.
Imaanshaha wafdiga khubarada ah ayaa ka dambeysay kaddib safaro uu agaasimaha guud ee HSJ ku tagay dalalka reer Yurub oo uu kala hadlay in ay aqoonsadaan kuna kalsoonaadaan Basaboorka...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka sheegay munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose in lacag dhan $ 1 million oo dollar dowladda Soomaaliya ugu deeqday dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay Qaraxii 14kii October ee sanadkan ka dhacay Isgoyska Zoobe.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku wargaliyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kaddib booqasho maalintii shalay uu ku tagay xarunta wasaaradda difaaca.
Madaxweynaha ayaa ku amaanay ciidamada xoogga dalka dhaqdhaqaayada militari oo durbaba ay ka bilaabeen qeybo ka mid ah dalka, isaga oo sheegay...


















