Tuesday, August 18, 2026
Xukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo kale oo cusub u soo direyso Soomaaliya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgalka midowga Africa AMISOM. General Zakariye Sheekh Ibraahim taliyaha ciidamada militariga Jabuuti ayaa sheegay Ciidamadan ay u soo dirayaan Soomaaliya ka codsatay dowladda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in ay si gaar ah...
                      C/qaadir Warsame Axmed oo ku eedeeysnaa in 27-ka bisha October, ee sanadkan uu kufsi u geeystay gabar lagu magacaabo Fa’izo Max’ed, kana soo baxsaday deegaanada Puntland, islamarkaana mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Kismaayo ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska Jubaland. Eedeeysanaha ayaa saaka lagu soo bandhigay xarunta Booliska Jubaland, ayadoo...
Maamulka Puntland ayaa mar kale uga digay Soomaaliland doorasho ka dhacda gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, sida lagu sheegay qoraal ay soo saareen gollaha wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu soo qaaday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Siyaasada iyo...
Wareegii u dambeeyey ee kaltanka ololaha xisbiyadda Somaliland ayaa gabogabo ah, waxaana maalintii shalay ololihiisii doorasho soo gabagabeeyay xisbiga kulmiye, halka xisbiga WADANI la filayo in maanta Jimco ah uu soo afjaro. Dhoolatuskii ugu weynaa ee ay ku soo gabogabaynayeen ololaha xisbiga kulmiye ayaa lagu qabtay shalay fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn...
 Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale u doortay in uu ka mid ahaado garsoorka guud ee mxkamadda dembiyada caalamiga ee ICC. Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo maxkamaddaasi garsoore kasoo ahaa Sagaalkii Sano ee lasoo dhaafay, ayaa dib loogu doortay in uu ka mid noqdo 15-ka Garsoore ee maxkamadda...
Gollaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka digan wararka Amniga dalk qalqalgalinaya oo lagu baahiyo baraha bulshada, kaddib kulan maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Iidaan Yoonis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka shaqeynaya falal la doonayo in...
Howlgalka midowga Africa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay weeraraan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee ciidamada AMISOM. Afhayeen  u hadlay ciidamada midowga Africa ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab soo weerari karin sida uu hadalka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo uu ugu horeeyo Amniga, Warbixin la xiriirta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Hindiya, Tanzania, Cumaan, Uganda, Suudaan iyo...
                      Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin ee ay la yeelatay mas’uuliyiinta Israa'iil. Waxaa laga dalbaday in ay ka soo laabato safar shaqo oo rasmi ah oo ay Afrika ku joogtay, Ra'iisulwasaaraha ayaana ugu yeertay xafiiskeeda Downing...
Saraakiisha ciidamada Amniga dalka Kenya ayaa sheegay in ay ka foojigan yihiin weerarro laga yaabo Al-shabaab in ay ka geystaan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari. Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa Wargeyska Daily Nation u sheegay in ay jirtaan fariimo Laamaha Ammaanka soo gaaray oo sheegaya in ay Al-Shabaab...