Tuesday, August 18, 2026
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in ay maamulkiisu u diyaargaroobay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay iyo waxgarad ka soo jeeda deegannada Galmudug ayaa kala hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xoreynta deegaannada Ururka Al-shabaab ay ka joogaan Galmudug. Madaxweynaha...
Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto shirkii todobaadlaha ee gollaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, horay gollaha wasiirada ayaa shirkoodii ugu horeeyay meel ka baxsan caasimada Muqdisho ugu yeeshay Kismaayo. Shirka ayaa la filayaa in looga wadahadalo Ajandayaal dhowr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta howlaha horyaalla...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay u soo guuraan magaalada Baraawe oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka Khayre oo shalay booqasho ku tagay Baraawe ayaa sheegay ujeedada uu halkaa u tagay aheyd sidii loo dhiirgalein lahaa bulshada halkaa ku dhaqan...
Rag hubeysan ayaa lagu warmayaa in xalay qof shacab ah ku dileen Maqaaxi ku taalla degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, sida ay warbaahinta u sheegeen Goob joogayaal. Ciidamada Ammaanka iyo Maamulka degmada Caabudwaaq oo warbaahinta qaar la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in lagu raadjoogo kooxdii dilka u geyatay qofka...
Ururka midowga Africa ayaa waxa ay sheegeen in la wareegida ay militariga la waregeen awoodda Zimbabwe ay tahay afgambi. Bayaan uu soo saaray madaxa midowga Afrika, Alpha Conde oo sidoo kale ah madaxwaynaha Guinea ayaa ugu baaqay ciidamada Zimbabwe in ay tilaabooyiinka ay wadaan ay joojiyaan. Militariga Zimbabwe ayaa beeniyay in...
Waxaa goor dhaw xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiirkii labaad ee is casila muddo labo bil gudahood. Wasiirrada ayaa la sheegay in ay is casilaadeeda u gudbisay wasaarrada islamarkaana ay dhawaan faah faahin doonto sababaha ay isku casishay. Lama oga ilaa sababta ay...
Gollaha Amaanka Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in mudo Hal Sano ah lagu kordhiyay qaadista cuna qabeynta hubka ee saaran Soomaaliya. Ilaa iyo 11 ka mid ah xubnaha  Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa u codeeyay in ilaa 15ka November 2018 in cunaqabateynta Hubka ay sii saarnaato Soomaaliya. Waxaa ay sheegeen...
  xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa sheegay in meelo badan sharcigii u yaalay doorashada la jabiyey oo qaarkood Muraaqibiintii xisbiga u joogay laga saaray, halka qaar kalena aanay joogin markii la xisaabinayey. Xisbiga WADANI ayaa sheegay inay Komishanka doorashooyinka u gudbiyeen goobaha ay ka cabanayaan oo qaarkood masuuliyiintoodda lagu xidhay,...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u...
Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka qaarkood ayaa ka qeybgallay kulan heshiis ay ku saxiixanayeen wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la socodka dib-u-eegista ee Baarlamaaka iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka , iyadoo ay gaareen heshiis is af-faham oo la xiriira wada shaqeyn iyo hirgelinta geeddi-socodka dib-u-eegista arrimaha Dastuurka KMG, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...