Golaha Amaanka ayaa cod buuxa ku meel mariyey in xayiraado adag la saaro Kuuriyada Waqooyi, taasoo jawaab u ah tijaabadii dhawaan ay ku samaysay gantaalaha ballistigga.
Qaraarka qabyada ah ee Qaramada Midoobay waddo waxaa ka mid ah in hoos loo dhigo shidaalka uu dalku dibadda u dhoofiyo 90%.
Shiinaha iyo Ruushka...
Saraakisha ciidamada Kenya ayaa sheegay in xoogagga Al-Shabaab ay dajiyeen qorsheyaal halis ah oo dhanka Sirdoonka ah,sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Kenya.
Joseph Kanyiri oo ka mid ah saraakiisha Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay diyaariyeen haween sida uu hadalka u dhigay ay geyn doonaan gobollada Soomaalidu...
Rag hubeysan ayaa subaxnimadii hore ee saakay ku dilay degmada Waabari ee Gobolka Banaadir Guddoomiye laameed ka tirsan degmadaas.
Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ragga dilka fuliyay ay saarnaayeen Mooto, iyaga oo markii danbe ku baxsaday Mootadii ay wateen.
Ciidamada dowladda ayaa howl gallo lagu baadigoobayo kooxaha dilka geystay...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay La taliyihiisa dhinaca Ammaanka Qaranka CabdiSaciid Muuse Cali oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed.
Warkan ayaa soo ifbaxay kaddib markii Twitterka Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating lagu soo qoray in uu kulan la...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ku gacanseyray go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku soo afjaray kiiskii Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xeer Ilaalinta oo ahaa fal dambiyeed qiyaano Qaran dumis.
Xeer ilaaliyaha oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in...
Xildhibaannada Uganda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ay meesha ka saaraan xaddidaada da’da madaxweynaha, taasi oo madaxweyne Yower Museveni u saamixeysa in uu xilka u tartamo markisii 6-xaad.
Xildhibaannadu waaxa ay sidoo kale go’ansadeen in ay dib u soo celiyaan in madaxweynuhu labo jeer oo kali ah u...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa duhurnimadii maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaddib markii saakay maxkamaddu ay u fariisatay kiiskii loo heystay.
Maxkamada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka sare Abshir Bukhaari, Xildhibaan Mahad Salaad, Xeer Ilaaliye ku xigeenka Qaranka Maxamed...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dacwada ka dhanka ah siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay laga sii daayay xabsigii uu ku jiray.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa hadda waxaa ka socota maxkamadeynta C/raxmaan C/Shakuur waxayna maxkamaddeynta ku saabsan tahay xalaaleynta sii daysmada Siyaasigan, iyadoo loo marayo wado...
Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Xildhibaannada ayaa ku eedeeynaya madaxweynaha qodobo ay ka mid yihiin ku xadgudubka Dastuurka, qiyaano Qaran iyo bur burinta nidaamka federaalka iyo maamul gobolleedyda.
Xildhaan Mahad...
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay waqti danbe xoriydiisa dib ugu soo celisay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur, kaasoo habeenkii Axada aheyd ay ciidamada ammaanka ka soo qabteen Gurisiiga weerar dhiig badan uu ku daadday.
Wada hadalo iyo dadaalo aan kala go’laheyn oo ay ku lug lahaayeen Odayaasha dhaqanka madaxweyanayaasha Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka...
















