Xildhibaannada Uganda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ay meesha ka saaraan xaddidaada da’da madaxweynaha, taasi oo madaxweyne Yower Museveni u saamixeysa in uu xilka u tartamo markisii 6-xaad.
Xildhibaannadu waaxa ay sidoo kale go’ansadeen in ay dib u soo celiyaan in madaxweynuhu labo jeer oo kali ah u...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa duhurnimadii maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaddib markii saakay maxkamaddu ay u fariisatay kiiskii loo heystay.
Maxkamada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka sare Abshir Bukhaari, Xildhibaan Mahad Salaad, Xeer Ilaaliye ku xigeenka Qaranka Maxamed...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dacwada ka dhanka ah siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay laga sii daayay xabsigii uu ku jiray.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa hadda waxaa ka socota maxkamadeynta C/raxmaan C/Shakuur waxayna maxkamaddeynta ku saabsan tahay xalaaleynta sii daysmada Siyaasigan, iyadoo loo marayo wado...
Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Xildhibaannada ayaa ku eedeeynaya madaxweynaha qodobo ay ka mid yihiin ku xadgudubka Dastuurka, qiyaano Qaran iyo bur burinta nidaamka federaalka iyo maamul gobolleedyda.
Xildhaan Mahad...
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay waqti danbe xoriydiisa dib ugu soo celisay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur, kaasoo habeenkii Axada aheyd ay ciidamada ammaanka ka soo qabteen Gurisiiga weerar dhiig badan uu ku daadday.
Wada hadalo iyo dadaalo aan kala go’laheyn oo ay ku lug lahaayeen Odayaasha dhaqanka madaxweyanayaasha Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka...
Dugsiga tababarka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee Gen Kaajiye ayaa maanta waxaa ka dhacay munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegtay markii la Aas-aasay ciidamada Booliiska Soomaaliyeed sanadkii 1943-dii.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan gollaha wasiiradda oo uu ugu horeeyo Wasiirka Amniga...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan Sannad-Guuradii 74-aad tan iyo markii la Aas-aasay Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku Amaanay Ciidamada Booliska Soomaaliya doorka ay ku leeyihiin hormarka Bulshada iyo Amniga, wuxuuna...
Ciidamada Amniga ayaa xiran inta badan Waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho xili magaalada uu ka soconayo xuska 74 sano guuradii ka soo wareegatay markii la Aas-aasay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Ciidamadan ayaa waxaa lagu arkayaa Wadooyinka Maka Al-Mukarama,Sodonka,Wadnaha iyo sidoo kale Waddooyinka soo gala goobta ay ka dhaceyso munaasabada oo...
Baarlamaanka Uganda ayaa lagu wadaa in maanta uu cod u qaaddo in meesha laga saaro xadidaadda da'da madaxweynaha.
Dhanka kale xildhibaannada dalkaasi ayaa isku mari la' in isbedel dastuurka lagu sameeyo si loo kordhiyo muddo xileedka xubnaha baarlamaanka.
Dadka dhaliilsan in meesha laga saaro xadidaadda da'da ayaa sheegaya madaxweynaha dalkaasi Yoweri...
Xuska 74 Sannad-guuradii ka soo wareegtay Aas-aaska ciidamada Booliiska Soomaaliyeedayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo magaalada Muqdisho.
20 December sanad walba waxaa la qabtaa xuska munaasabada lagu maamuusayo Aas-aaska ciidamada Booliiska oo ah kuwa ugu faca-weyn marka la eego guud ahaanba ciidamada qalabka sida.
Ciidamada Booliska ayaa la filayaa in...

















